{"id":480845,"date":"2023-03-08T09:11:20","date_gmt":"2023-03-08T06:11:20","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=480845"},"modified":"2023-03-08T09:11:25","modified_gmt":"2023-03-08T06:11:25","slug":"hayadda-isgaarsiinta-qaranka-oo-heshay-shahaadada-iso-90012015","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadda-isgaarsiinta-qaranka-oo-heshay-shahaadada-iso-90012015\/","title":{"rendered":"Hay&#8217;adda Isgaarsiinta Qaranka oo heshay Shahaadada ISO 9001:2015"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Hay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa heshay Shahaadada ISO 9001:2015, taas oo ka dhigeysa hay\u2019addii ugu horreysay ee dowladda oo hesha shahaadada ISO.<\/p>\n<p>Si loo helo Shahaahada ISO, HIQ waxay martay hanaan qiimeyn ah oo ay ku jiraan horumarinta hab maamulka tayeysan, baaris iyo dib-eegis dukumentiyada habka maamulka iyo qiimeyn guud oo dhammeystiran.<\/p>\n<p>Maareeyaha Guud ee Hay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka HIQ, Md; Mustafa Yaasiin Sheekh ayaa sheegay inay bogaadinayaan muteysashada shahaadadan caalamiga ee ISO, taasi oo ka tarjumeysa balanqaad joogto ah oo ay HIQ ku qaadaneyso dhaqamada ugu wanaagsan ee hab maamulka taysan.<\/p>\n<p>\u201cWaxay muhiim u tahay hirgelinta qorsheyaasha kor loogu sii qaadaayo hay&#8217;adda iyo soo bandhigidda isbeddel weyn oo ku yimaada hababka shaqada.\u201d Ayuu yiri Maareeyaha Guud ee HIQ, Md. Mustafa Yaasiin Sheekh, oo soo dhaweeyay guushan.<\/p>\n<p>\u201cGo\u2019aanka aan ku buuxinay shuruudaha caalamiga ee Hab Maamulka Tayeysan waxay muujineysaa sida ay nooga go\u2019antahay fududeynta iyo horumarinta Isgaarsiinta iyo Teknoolojidda dalka.\u201d Ayuu sii raaciyey hadalkiisa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Hay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa heshay Shahaadada ISO 9001:2015, taas oo ka dhigeysa hay\u2019addii ugu horreysay ee dowladda oo hesha shahaadada ISO. Si loo helo Shahaahada ISO, HIQ waxay martay hanaan qiimeyn ah oo ay ku jiraan horumarinta hab maamulka tayeysan, baaris iyo dib-eegis dukumentiyada habka maamulka iyo qiimeyn guud oo dhammeystiran. Maareeyaha Guud ee Hay\u2019adda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":480846,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-480845","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/480845","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=480845"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/480845\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":480847,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/480845\/revisions\/480847"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/480846"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=480845"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=480845"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=480845"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}