{"id":480667,"date":"2023-03-06T13:40:14","date_gmt":"2023-03-06T13:40:14","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=480667"},"modified":"2023-03-06T13:40:14","modified_gmt":"2023-03-06T13:40:14","slug":"guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-u-hambalyeeyey-guddoomiyaha-cusub-baarlamanka-jabuuti","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-u-hambalyeeyey-guddoomiyaha-cusub-baarlamanka-jabuuti\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha golaha shacabka oo u hambalyeeyey guddoomiyaha cusub Baarlamanka Jabuuti"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha golaha dhacabka baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti ee la doortay Mudane Dileyta Maxamed Dileyta.<\/p>\n<p>Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa Guddoomiyaha cusub ee loo doortay baarlamaanka Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti ugu hambalyeeyay doorashada loo doortay hoggaaminta Baarlamaanka dalkaas, wuxuuna u rajeeyay inuu ku guuleysto mas\u2019uuliyadda culus ee loo idmaday.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha golaha dhacabka baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti ee la doortay Mudane Dileyta Maxamed Dileyta. Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa Guddoomiyaha cusub ee loo doortay baarlamaanka Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti ugu hambalyeeyay doorashada loo doortay hoggaaminta Baarlamaanka dalkaas, wuxuuna u rajeeyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":480668,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-480667","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-gudaha","9":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/480667","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=480667"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/480667\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":480669,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/480667\/revisions\/480669"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/480668"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=480667"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=480667"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=480667"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}