{"id":480664,"date":"2023-03-06T13:33:46","date_gmt":"2023-03-06T13:33:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=480664"},"modified":"2023-03-06T13:33:46","modified_gmt":"2023-03-06T13:33:46","slug":"taliyaha-ciidanka-booliska-soomaaliyeed-oo-gaaray-magaalada-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliyaha-ciidanka-booliska-soomaaliyeed-oo-gaaray-magaalada-kismaayo\/","title":{"rendered":"Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo gaaray Magaalada Kismaayo"},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin iyo wafti uu hoggaaminayo, ayaa maanta ka degay Magaalada Kismaayo ee xarunta maamul gobaleedyadka Jubbaland.<\/p>\n<p>Ujeedka safarka ayaa daaran kala ah:<\/p>\n<p>1- Golaha Taliyeyaasha Booliska Dalka oo halkaas ku yeelanaya shir looga arrinsanayo hanaanka cusub ee Boliiska dalka labadiis heer (Boliiska Federaalka ah iyo Boliiska Dowlad Goboleedyada).<\/p>\n<p>2- Mideynta mashruuca taakuleynta iyo jaangoynta baahiyaha Booliiska dalka.<\/p>\n<p>3- Arrimaha amniga dalka sida maareynta qaraxyada, isisoo dhiibayaasha ka yimaada argagixisada iyo arrimaha socdaalka.<\/p>\n<p>Inta uu shirku socdo Taliyaha iyo wafdigiisu waxay booqa doonaan, una kuur-geli doonaan hanaanka shaqo ee Booliiska dowlad goboleedka Jubbaland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin iyo wafti uu hoggaaminayo, ayaa maanta ka degay Magaalada Kismaayo ee xarunta maamul gobaleedyadka Jubbaland. Ujeedka safarka ayaa daaran kala ah: 1- Golaha Taliyeyaasha Booliska Dalka oo halkaas ku yeelanaya shir looga arrinsanayo hanaanka cusub ee Boliiska dalka labadiis heer (Boliiska Federaalka ah iyo Boliiska Dowlad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":480665,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-480664","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/480664","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=480664"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/480664\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":480666,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/480664\/revisions\/480666"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/480665"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=480664"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=480664"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=480664"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}