{"id":480651,"date":"2023-03-06T10:43:31","date_gmt":"2023-03-06T10:43:31","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=480651"},"modified":"2023-03-06T10:47:27","modified_gmt":"2023-03-06T10:47:27","slug":"hantidhawraha-guud-ee-qaranka-oo-kulan-la-qaatay-hantidhawrayaasha-dowlad-goboleedyada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hantidhawraha-guud-ee-qaranka-oo-kulan-la-qaatay-hantidhawrayaasha-dowlad-goboleedyada\/","title":{"rendered":"Hantidhawraha Guud ee Qaranka oo kulan la qaatay Hantidhawrayaasha Dowlad Goboleedyada"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Hantidhawraha Guud ee Qaranka Abuukaate Axmed Ciise Guutaale ayaa maanta kulan isbarasho ah aaladda fogaan-aragga kula qaatay Hantidhawrada Guud ee Dowlad Goboleedyada Jubaland, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed, Galmudug iyo Puntland.<\/p>\n<p>Hantidhawrada Guud ee heer federaal iyo dowlad goboleed ayaa intii uu kulanku socday waxay isku waydaarsadeen xog dulmar ah oo ku aaddan hawlihii iskaashiga iyo taageerada ku qotomay ee soo socday mudaddii la soo dhaafay. Hantidhawre Axmed Guutaale oo tilmaamo ka bixiyey heerka uu soo gaaray iskaashiga labada dhinac ayaa hoosta ka xarriiqay in loo baahanyahay in la sii dardargaliyo iyadoo xoogga la saarayo taageero mug leh oo ay helaan Xafiisyada Hantidhawrada Guud ee heer dowlad goboleed.<\/p>\n<p>Hantidhawraha Guud ee Qaranka ayaa isbarashada kadib muujiyay sida ay uga go\u2019antahay inuu sii dhaqaajiyo xoojinta xiriirka iskaashi ee ka dhexeeyay xafiisyada kala duwan, gaar ahaan dhinacyada aqoon-kororsiga, tababbarada kobcinta xirfadda hawlwadeennada iyo in Xafiiska Hantidhawrka Guud uu sii wado in uu u qareemo in bahwadaagta caalamiga ay horumarka ka taageeraan xafiisyada heer dowlad goboleed.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-480652 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/hhhhrrr.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"675\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/hhhhrrr.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/hhhhrrr-300x188.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/hhhhrrr-1024x640.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/hhhhrrr-768x480.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/hhhhrrr-696x435.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/hhhhrrr-1068x668.jpg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/hhhhrrr-672x420.jpg 672w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-480653 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/hanti11111111111111.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/hanti11111111111111.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/hanti11111111111111-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/hanti11111111111111-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/hanti11111111111111-696x522.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/hanti11111111111111-560x420.jpg 560w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/hanti11111111111111-80x60.jpg 80w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/hanti11111111111111-265x198.jpg 265w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Hantidhawraha Guud ee Qaranka Abuukaate Axmed Ciise Guutaale ayaa maanta kulan isbarasho ah aaladda fogaan-aragga kula qaatay Hantidhawrada Guud ee Dowlad Goboleedyada Jubaland, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed, Galmudug iyo Puntland. Hantidhawrada Guud ee heer federaal iyo dowlad goboleed ayaa intii uu kulanku socday waxay isku waydaarsadeen xog dulmar ah oo ku aaddan hawlihii iskaashiga iyo taageerada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":480653,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-480651","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/480651","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=480651"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/480651\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":480657,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/480651\/revisions\/480657"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/480653"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=480651"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=480651"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=480651"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}