{"id":480596,"date":"2023-03-06T06:09:03","date_gmt":"2023-03-06T06:09:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=480596"},"modified":"2023-03-06T06:10:56","modified_gmt":"2023-03-06T06:10:56","slug":"maxaa-looga-hadlayaa-kulanka-maanta-ee-golaha-shacabka-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maxaa-looga-hadlayaa-kulanka-maanta-ee-golaha-shacabka-2\/","title":{"rendered":"Maxaa looga hadlayaa Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka?"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya\u00a0 ayaa lagu wadaa in Maanta Xarunta Villa Hargeysa ku yeshaan mid kamid ah kulamadooda caadiga ah.<\/p>\n<p>Guddoonka Golaha Shacabka ayaa ku wargeliyay Xildhibaannada in Maanta oo Isniin ah uu jiro kulanka, isla markaana Ajandayaasha Kulanka Maanta ay yihiin:<\/p>\n<p>1-Akhrinta 3aad iyo u codeynta Hindise Sharciyeedka Socdaalka<\/p>\n<p>2.Dhamaystirka dooda warbixinta Akhrinta 2aad ee Hindise Sharciyeedka la-dagaalanka Argagixisada<\/p>\n<p>3-Ka doodista warbixinta Akhrinta 2aad ee Hindise Sharciyeedka Dhowrista Xogta<\/p>\n<p>Ka doodista Warbixinta Akhrinta 2aad ee Hindise Sharciyeedka Maareynta Deegaanka<\/p>\n<p>Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la filayaa in markii ay ka doodaan Hindise sharaciyedyadasi in meel mariyaan<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya\u00a0 ayaa lagu wadaa in Maanta Xarunta Villa Hargeysa ku yeshaan mid kamid ah kulamadooda caadiga ah. Guddoonka Golaha Shacabka ayaa ku wargeliyay Xildhibaannada in Maanta oo Isniin ah uu jiro kulanka, isla markaana Ajandayaasha Kulanka Maanta ay yihiin: 1-Akhrinta 3aad iyo u codeynta Hindise Sharciyeedka Socdaalka 2.Dhamaystirka dooda warbixinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":477633,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-480596","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/480596","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=480596"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/480596\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":480599,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/480596\/revisions\/480599"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/477633"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=480596"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=480596"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=480596"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}