{"id":480556,"date":"2023-03-05T16:13:29","date_gmt":"2023-03-05T16:13:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=480556"},"modified":"2023-03-05T16:13:29","modified_gmt":"2023-03-05T16:13:29","slug":"horjooge-iyo-xubno-ka-tirsana-khawaarijta-oo-isku-soo-dhiibay-ciidanka-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/horjooge-iyo-xubno-ka-tirsana-khawaarijta-oo-isku-soo-dhiibay-ciidanka-qaranka\/","title":{"rendered":"Horjooge iyo xubno ka tirsana Khawaarijta oo isku soo dhiibay Ciidanka Qaranka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Horjooge Xasan Warsame Cabdiraxmaan (Jabal) iyo labo maleeshiyo ah oo la socota ayaa isku dhiibay Ciidamada deegaanka ee ka dagaalamaya bariga Gobalka Galguduud sida uu warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay gudoomiyaha degmada Baxdo Maxed Cabdulaahi.<\/p>\n<p>Horjoogahaan ayaa ka mid ah kuwa muhiimka u ahaa Khawaarijta ka dagaalamaysa Galmudug waxaana ay qeyb ka yihiin tiro Maleyshiyaad ah oo maalmihii la soo dhaafay si isdaba joog ah uga soo baxayay safka Khawaarijta.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/332000724_1050627302563606_4112666005533284251_n.jpg?_nc_cat=104&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=730e14&amp;_nc_ohc=RO3kfWWfY78AX_2QT0w&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;oh=00_AfDr6R1Jko451rfuCDdfYTmxy6d1Xf5YKIfyHWY5ok2zKA&amp;oe=6409470D\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 3 qof iyo dad fadhiya\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/332007698_1307268763186788_3717191714799592661_n.jpg?_nc_cat=111&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=730e14&amp;_nc_ohc=x4UtJWXHAe8AX9ZHYio&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;oh=00_AfCnw4c5-gbh_6DF4VQUoxESXjeGES8WORFvcGsYFrRyYw&amp;oe=640A3B27\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 8 qof, dad taagan iyo bannaanka\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Horjooge Xasan Warsame Cabdiraxmaan (Jabal) iyo labo maleeshiyo ah oo la socota ayaa isku dhiibay Ciidamada deegaanka ee ka dagaalamaya bariga Gobalka Galguduud sida uu warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay gudoomiyaha degmada Baxdo Maxed Cabdulaahi. Horjoogahaan ayaa ka mid ah kuwa muhiimka u ahaa Khawaarijta ka dagaalamaysa Galmudug waxaana ay qeyb ka yihiin tiro [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":480557,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-480556","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/480556","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=480556"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/480556\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":480558,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/480556\/revisions\/480558"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/480557"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=480556"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=480556"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=480556"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}