{"id":480539,"date":"2023-03-05T13:30:20","date_gmt":"2023-03-05T13:30:20","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=480539"},"modified":"2023-03-05T14:03:17","modified_gmt":"2023-03-05T14:03:17","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-maanta-saxiixday-hab-maamuuska-igad-ee-isku-socodka-xorta-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-maanta-saxiixday-hab-maamuuska-igad-ee-isku-socodka-xorta-ah\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo maanta saxiixday hab maamuuska IGAD ee isku socodka xorta ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Dowladda Soomaaliya ayaa maanta saxiixday Hab-maamuuska IGAD ee isu socodka xorta ah iyo degenaanshaha sideedda dal ee geeska Afrika, kaasi oo kor u qaadeya isdhexgalka gobolka iyo Iskaashiga horumarka.<\/p>\n<p>Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, mudane Isak Mursal, Wasiir Xigeenka Wasaaradda Gaashandhigga, Mudane Abdifitaah Qaasim, qaar ka mid ah Xildhibaannada Labada Gole ee Aqalka Sare, Golaha Shacabka, Madaxda Urur Gobalada IGAD iyo Martisharaf kale ayaa goobjoog ka ahaa munaasabada saxiixa.<\/p>\n<p>Munaasabada ayaa looga hadlay qodobo dhowr ah oo\u00a0 fursada badan siinayo muwaaaddinka, Sida; Ganacsiga, Waxbarashada Caafimaadka iyo kobacinta Dhaqaalaha geeska Africa.<\/p>\n<p>Dhanka kale, fulintiisa iyo fududenta sidii uu ku noqon lahaa mir-dhal ayaa la guda geli doonaa, si loo xoojiyo amniga Gobalka iyo fursada jira ee ay tahay in laga faa\u2019 iideysto.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/331957138_717232536711336_1235197400644773351_n.jpg?stp=cp6_dst-jpg&amp;_nc_cat=104&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=ODzYLFqKTA8AX8H_4aq&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;oh=00_AfAq2Zw1FZ0h9E0q7kLAllxeGqImrpWzsHViyet7DT61xA&amp;oe=640A4D2F\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka \u200e7 qof, dad taagan, dad fadhiya iyo \u200eqoraal odhanaya '\u200eInte Author ernmental Development \u0639\u0647\u0647 IGAD PROTOCOL ON FREE MOVEMENT OF PERSONS Signing ent By The al Gove ent Of Somalia eign Federa Republic Somalia Ministry OFign Affairs&amp; nternational Cooperation Ministry ternatio and\u200e'\u200e\u200e\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/331954249_535253638768406_8648232667533416333_n.jpg?stp=cp6_dst-jpg&amp;_nc_cat=108&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=ALIsZ0ji_TUAX8LyEi5&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;oh=00_AfCb5JuE5BKif4zNd7DM8k4YFe2D00f-ShbEPVpB5xreKQ&amp;oe=640A4938\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 5 qof, dad fadhiya, gudaha iyo qoraal odhanaya 'Foreign Affairs anal Cooperation of Republic of Somali: Mogadis'\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/331920533_532806888994851_3030316555312297610_n.jpg?_nc_cat=104&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=5qm6XJjuxlcAX8SSu63&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;oh=00_AfBcAFdnMOCe5m5uW0gta02NQuxhwOJ28Jv2GgA_s5OOcQ&amp;oe=640A4A80\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 7 qof, dad fadhiya iyo dad taagan\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/331950225_753063526234107_4853279757569400358_n.jpg?stp=cp6_dst-jpg&amp;_nc_cat=106&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=urVrSMlnq5kAX-XYFwX&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;oh=00_AfAdopZTh_rW5FmzB2h92guNsONDZmIpjJWlpVZRvopvKQ&amp;oe=6409EF8B\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 4 qof, dad taagan, dad fadhiya iyo gudaha\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Dowladda Soomaaliya ayaa maanta saxiixday Hab-maamuuska IGAD ee isu socodka xorta ah iyo degenaanshaha sideedda dal ee geeska Afrika, kaasi oo kor u qaadeya isdhexgalka gobolka iyo Iskaashiga horumarka. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, mudane Isak Mursal, Wasiir Xigeenka Wasaaradda Gaashandhigga, Mudane Abdifitaah Qaasim, qaar ka mid ah Xildhibaannada Labada Gole [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":480540,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-480539","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/480539","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=480539"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/480539\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":480541,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/480539\/revisions\/480541"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/480540"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=480539"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=480539"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=480539"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}