{"id":480526,"date":"2023-03-05T12:51:44","date_gmt":"2023-03-05T12:51:44","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=480526"},"modified":"2023-03-05T13:53:51","modified_gmt":"2023-03-05T13:53:51","slug":"raiisul-wasaare-xamse-dhibaatada-turkiga-ka-dhacday-waxaan-ka-baranay-in-dadka-soomaaliyeed-ay-qaban-karaan-wax-kasta-oo-ay-u-midoobaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-xamse-dhibaatada-turkiga-ka-dhacday-waxaan-ka-baranay-in-dadka-soomaaliyeed-ay-qaban-karaan-wax-kasta-oo-ay-u-midoobaan\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul wasaare Xamse &#8220;Dhibaatada Turkiga ka dhacday waxaan ka baranay in dadka Soomaaliyeed ay qaban karaan wax kasta oo ay u midoobaan&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane\u00a0 Hamza Abdi Barre\u00a0 iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe)\u00a0 ayaa ka qayb galay munaasabada Dowladda Turkiga loogu wareejiyay lacag dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed\u00a0 uga qayb qaadanayaan gurmadka walalaha Turkiga ee uu saameyay dhulgariiradii is xig xigay ee ka dhacay dalkaasi.<\/p>\n<p>Munaasibad ka dhacday xarunta Tiyeetarka Qaranka oo ay soo agaasimeen guddiga gurmadka walaalaha Turkiga, ayaa Xukuumaddu ku wareejisay lacag dhan $4,818,477 dollar, una dhiganta ku dhawaad 100 milyan oo lacagta Turkiga ah ee Lira taasi oo laga soo uruuriyey shacabka Soomaaliyeed, 20-kii maalmood ee lasoo dhaafay.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa shacabka Soomaaliyeed iyo guddigii gurmadka walaalaha Turkiga uga mahad celiyey garab istaaga qiimaha badan ee ay u sameeyeen walaalahooda Turkiga oo dhibaato wayn ka soo gaadhay musiibadii dhulgariiradii is xig-xigay.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa balan qaaday in Gobalka Banaadir ku dari doono inta ka dhiman\u00a0 shanta milyan.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay in tani ay adduunka tusayso in shacabka Soomaaliyeed markooda u gurman karaan cid kasta oo garab uga baahata xilliyada adag, Isagoo markale dowladda iyo walaalaha Turkiga uga tacsiyadeeyey dadkii tiradda badnaa ee ay ku waayeen musiibadii dhul gariiradii is xig-xigay ee ka dhacay dalkaas.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq2-1.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/332047492_160150050206136_609002261414163851_n.jpg?_nc_cat=103&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=730e14&amp;_nc_ohc=70Okn24jRfIAX9WtPYp&amp;_nc_ht=scontent.fmgq2-1.fna&amp;oh=00_AfCx1qmgUL6T3q-zRaPfOZgpemNuNCPAc3VvFe30WhbIJA&amp;oe=640A5E36\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 2 qof\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq2-1.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/331876928_887659642285962_183520557641698192_n.jpg?_nc_cat=102&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=730e14&amp;_nc_ohc=6HUfCBeY45YAX-c1DZC&amp;_nc_ht=scontent.fmgq2-1.fna&amp;oh=00_AfBsrnqoangrAOI1nGQH5ekg_Xh6FrxaT3d0omvqHkOZkQ&amp;oe=640A62A8\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka hal qof ama dad badan iyo dad taagan\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq2-1.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/331910156_118823307808836_248671833257171155_n.jpg?_nc_cat=111&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=730e14&amp;_nc_ohc=8g-VmBUaybIAX_zex_G&amp;_nc_ht=scontent.fmgq2-1.fna&amp;oh=00_AfDo5y3pEvySMSRl5y-aQ5yb0kaSnXQuSDYO0r7s4khBWw&amp;oe=6408EE4F\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 4 qof, dad taagan, gudaha iyo qoraal odhanaya 'QARAN GURMADKA DALKA TURKIYA OOM\/ JOMA GOVERNMENT FEDERAALKA SOOMAALIYA IAASABADDA WAREEJINTA TAAKULADA DAWLADDA SHACABKA YEED AY UGA QEYB-QAADANAYAAN GURMADKA WALAALAHEEN TURKIGA DE\u015e \u00dcLKE T\u00dcRKIYE' MEYDANA GELEN DEPREM FELAKETLERI \u00c7IN K\u00dcMETI VE SOMALI HALKIN TOPLADI\u011eI BA\u011eI\u015eLARIN DEVIR TESLIM T\u00d6RENI Mogadishu Somalia \ubcd1 Axad, 05 Maarso 2023'\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq2-1.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/330989529_203646835677473_3844986159623429826_n.jpg?_nc_cat=104&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=730e14&amp;_nc_ohc=47V5N3B0posAX_ZO0dB&amp;_nc_ht=scontent.fmgq2-1.fna&amp;oh=00_AfCWFolu8zkdpWuuJZplnVbzaxRhj3w8J4OQ1hVSK--9TQ&amp;oe=6409D472\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 2 qof\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq2-1.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/331913039_2151353235072745_6699479459167235161_n.jpg?_nc_cat=102&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=730e14&amp;_nc_ohc=0vDfoDkwKMoAX8zhL9b&amp;_nc_ht=scontent.fmgq2-1.fna&amp;oh=00_AfCC5d2SxSdoWGSBKOoVHa0VIqipJnmQMKzhIbe4KwNFQg&amp;oe=64093D0C\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 2 qof, dad fadhiya iyo dad taagan\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane\u00a0 Hamza Abdi Barre\u00a0 iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe)\u00a0 ayaa ka qayb galay munaasabada Dowladda Turkiga loogu wareejiyay lacag dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed\u00a0 uga qayb qaadanayaan gurmadka walalaha Turkiga ee uu saameyay dhulgariiradii is xig xigay ee ka dhacay dalkaasi. Munaasibad ka dhacday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":480536,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-480526","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/480526","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=480526"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/480526\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":480538,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/480526\/revisions\/480538"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/480536"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=480526"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=480526"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=480526"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}