{"id":480511,"date":"2023-03-05T11:56:19","date_gmt":"2023-03-05T11:56:19","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=480511"},"modified":"2023-03-05T11:56:19","modified_gmt":"2023-03-05T11:56:19","slug":"wasiirka-shaqada-iyo-arrimaha-bulshada-xfs-oo-daah-furay-mashruuca-daryeelka-dhallaanka-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-shaqada-iyo-arrimaha-bulshada-xfs-oo-daah-furay-mashruuca-daryeelka-dhallaanka-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo daah furay mashruuca Daryeelka Dhallaanka Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa maanta daahfuray mashruuca Daryeelka Dhallaanka , iyadoo ay munaasabadda goobjoog u ahaayeen Wasiirro ka tirsan XFS, Dawlad-gobolleedyada, Xildhibaannada Federaalka, wakiillada hay\u2019adaha Dawladda, UNICEF, Dallada Somalia Cash Consortium iyo marti kale.<\/p>\n<p>Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali oo ugu horreyntii daahfurka mashruucan ku soo dhaweeyay ka soo qeybgalayaasha ayaa sheegay in horumarinayaan taageerrada Dhallaanka.<\/p>\n<p>Xildhibanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka,xubnaha Dawlad-gobolleedyada ee madasha ku sugnaa , wakiilka hay\u2019ada UNICEF ee Soomaaliya Marwo Wafaa ElFadil Saeed Abdelatef , iyo<\/p>\n<p>wakiilka dallada Dallada Somalia Cash Consortium, Alessandro Bini ayaa ku tilmaamay daahfurka mashruucan inuu wax ka tari doono xaaladda ay ku suganyihiin Dhallaanka.<\/p>\n<p>Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Beene Beene oo boggaadiyay daahfurka mashruuca Daryeelka Dhallaanka ayaa ku sheegay tallaabo kale oo loo qaaday taageerrada Bulshada nugul, wuxuu tilmaamay siyaasadda Ilaalinta Bulshada iyo barnaamijka Qaran ee Ilaalinta Bulshada Baxnaano inay fuliyeen barnaamijyo wax ku ool ah oo looga hortagay nuglaanta Bulshada ee saameynta abaarta.<\/p>\n<p>Gabagabadii, Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS , Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa tilmaamay ujeeddada mashruucan inay la xiriirto taageerrada Daryeelka Dhallaanka , isagoo intaa ku daray inuu mashruucan gacan ka geysanayo hagaajinta bedqabka Haweenka ururka leh iyo kuwa nuujinaya.<\/p>\n<p>Mashruuca Daryeelka Dhallaanka oo qeyb ka noqonaya mashaariicda uu fulinayo barnaamijka qaran ee Ilaalinta Bulshada ee Baxnaano ayaa Dawladda Soomaaliya , waxaa taageerraya Bangiga Horumarinta Jarmalka ee KfW , iyadoo ah fulintiisa ay gacan ka geysanayaan Hay\u2019adda UNICEF iyo dallada Dallada Somalia Cash<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-480513\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shaqadad555-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shaqadad555-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shaqadad555-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shaqadad555-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shaqadad555-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shaqadad555-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shaqadad555-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shaqadad555-630x420.jpg 630w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shaqadad555.jpg 1920w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-480514\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shahqadada444-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shahqadada444-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shahqadada444-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shahqadada444-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shahqadada444-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shahqadada444-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shahqadada444-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shahqadada444-630x420.jpg 630w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shahqadada444.jpg 1920w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-480515\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shaqaadad-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shaqaadad-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shaqaadad-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shaqaadad-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shaqaadad-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shaqaadad-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shaqaadad-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shaqaadad-630x420.jpg 630w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shaqaadad.jpg 1920w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-480516\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shaqadda66767-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shaqadda66767-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shaqadda66767-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shaqadda66767-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shaqadda66767-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shaqadda66767-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shaqadda66767-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shaqadda66767-630x420.jpg 630w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shaqadda66767.jpg 1920w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-480517\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shaqadar66-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shaqadar66-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shaqadar66-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shaqadar66-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shaqadar66-630x420.jpg 630w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/shaqadar66.jpg 960w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa maanta daahfuray mashruuca Daryeelka Dhallaanka , iyadoo ay munaasabadda goobjoog u ahaayeen Wasiirro ka tirsan XFS, Dawlad-gobolleedyada, Xildhibaannada Federaalka, wakiillada hay\u2019adaha Dawladda, UNICEF, Dallada Somalia Cash Consortium iyo marti kale. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, Mudane Cabdullaahi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":480513,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-480511","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/480511","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=480511"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/480511\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":480518,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/480511\/revisions\/480518"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/480513"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=480511"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=480511"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=480511"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}