{"id":480478,"date":"2023-03-05T09:41:40","date_gmt":"2023-03-05T09:41:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=480478"},"modified":"2023-03-05T10:34:02","modified_gmt":"2023-03-05T10:34:02","slug":"guddiga-amniga-iyo-difaaca-golaha-aqalka-sare-oo-kulan-suaalo-weydiin-ah-la-qaatay-wasiiru-dowlaha-wasaaradda-amniga-xfs","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddiga-amniga-iyo-difaaca-golaha-aqalka-sare-oo-kulan-suaalo-weydiin-ah-la-qaatay-wasiiru-dowlaha-wasaaradda-amniga-xfs\/","title":{"rendered":"Guddiga Amniga iyo Difaaca Golaha Aqalka Sare oo kulan su&#8217;aalo weydiin ah la qaatay wasiiru dowlaha Wasaaradda Amniga\u00a0XFS"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddiga Amniga iyo Difaaca Golaha Aqalka Sare BJFS oo gudanaya waajibaadkiisa shaqo ayaa ugu yeeray Xarunta Golaha Aqalka Sare wasiiru dowlaha Wasaaradda Amniga Gudaha XFS iyo madaxda Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed,si ay u waydiyaan su\u2019aalo la xariira Hindise-sharciyeedka Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Guddiga Amniga iyo Difaaca Aqalka Sare sen. Aaden Cabdinaasir Maxamed iyo xubnaha Guddiga ayaa soo dhoweeyay Masuuliyintan oo uu hoggaaminayay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Amniga Gudaha XFS Maxamed Cali Xagaa.<\/p>\n<p>Guddiga Amniga ayaa wax ka waydiiyay Hindise-sharciyeedka Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed oo hadda horyaalla Guddiga Amniga iyo Difaaca Golaha Aqalka Sare,Wasaaradda iyo Hay\u2019adda ayaa ka jawaabay dhammaan weydiimihii uu Guddigu hordhigay.<\/p>\n<p>Kulanka gebagabadiisa waxaa lagu ballamay wada shaqeyn dheeraad ah oo dhex marta labada dhinac.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-480479\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/aqalak-srehhh-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"169\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/aqalak-srehhh-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/aqalak-srehhh-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/aqalak-srehhh-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/aqalak-srehhh-1536x864.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/aqalak-srehhh-696x392.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/aqalak-srehhh-1068x601.jpg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/aqalak-srehhh-747x420.jpg 747w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/aqalak-srehhh.jpg 1920w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-480480\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/aqalak-sare6666-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"169\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/aqalak-sare6666-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/aqalak-sare6666-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/aqalak-sare6666-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/aqalak-sare6666-1536x864.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/aqalak-sare6666-696x392.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/aqalak-sare6666-1068x601.jpg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/aqalak-sare6666-747x420.jpg 747w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/aqalak-sare6666.jpg 1920w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-480481\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/aqalka-sss-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"169\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/aqalka-sss-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/aqalka-sss.jpg 600w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddiga Amniga iyo Difaaca Golaha Aqalka Sare BJFS oo gudanaya waajibaadkiisa shaqo ayaa ugu yeeray Xarunta Golaha Aqalka Sare wasiiru dowlaha Wasaaradda Amniga Gudaha XFS iyo madaxda Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed,si ay u waydiyaan su\u2019aalo la xariira Hindise-sharciyeedka Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed. Guddoomiyaha Guddiga Amniga iyo Difaaca Aqalka Sare sen. Aaden Cabdinaasir Maxamed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":480480,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-480478","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/480478","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=480478"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/480478\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":480492,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/480478\/revisions\/480492"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/480480"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=480478"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=480478"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=480478"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}