{"id":480415,"date":"2023-03-04T13:29:36","date_gmt":"2023-03-04T13:29:36","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=480415"},"modified":"2023-03-04T13:34:05","modified_gmt":"2023-03-04T13:34:05","slug":"taliyaha-ciidanka-booliiska-soomaaliyeed-oo-kormeeray-akademiyada-boliiska-ee-kaahiye","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliyaha-ciidanka-booliiska-soomaaliyeed-oo-kormeeray-akademiyada-boliiska-ee-kaahiye\/","title":{"rendered":"Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo kormeeray Akademiyada Boliiska ee Jeneraal Kaahiye"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin ayaa kormeeray Akademiyada Boliiska ee Sareeye Guuto Kaahiye, kaasi oo lagu Tababarayo Ciidamo kamid Noqonayo Boliiiska Soomaaliyeed,\u00a0 Ciidamadii dhawaan laga Keenay Dalka Jabuuti ee Tababarka Soo dhameystay.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa qeybahan kala duwan ee Ciidamada Booliska Soomaaliyeed kula Dardaarmay ilaalinta Xuxuuqda Muwaadinka Soomaaliyeed iyo Handitooda.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa u sheegay ciidamada in ay ka fogaadaan Waxyaabaha Maanka dooriya maadama Booliska uu yahay ilaaliyaha Bulshada, loona baahanyahay in ay ka fogaadaan Waxayaabaha maanka dooriya, awaamiirna laga soo saarayo ciddii lagu qabto isagoo isticmaalaya Balwad nuucey doonto ha ahaatee.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq2-1.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/330448932_1183737092509608_7853482070344641050_n.jpg?_nc_cat=108&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=i0a07G7Tp9cAX_--kp6&amp;_nc_ht=scontent.fmgq2-1.fna&amp;oh=00_AfCFtkYHBN1_u0RfOEUK8oKZa2Zf4H9-JAorz-eTId9utg&amp;oe=6408CA38\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 11 qof, dad taagan, dareeska ciidanka iyo bannaanka\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq2-1.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/330779498_915959499596542_1340597372509134088_n.jpg?_nc_cat=103&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=iXx44l0L6AMAX-QBFPb&amp;_nc_ht=scontent.fmgq2-1.fna&amp;oh=00_AfD7X8brkS0QtZp6qak4SHL7aUFvO6bUHha99bdhmdXrBw&amp;oe=6408D07F\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 6 qof, dad taagan iyo bannaanka\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq2-1.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/330331965_5563213370450427_1184428791891879398_n.jpg?_nc_cat=108&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=365lXOj14P0AX_8mQMd&amp;_nc_ht=scontent.fmgq2-1.fna&amp;oh=00_AfB1Q0Ij5-aAtijfUfC4Ooz77PuPI1ubjHS7IiLXuIhqGw&amp;oe=64074F61\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 8 qof, dad taagan iyo bannaanka\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq2-1.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/330309415_1366353464119251_6849219319215221005_n.jpg?_nc_cat=110&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=vH5NYmKZBbkAX-NNuys&amp;_nc_ht=scontent.fmgq2-1.fna&amp;oh=00_AfAwXX9rdDWMHM14jW_-x5BOnr4q_vEOA7rUo6AzwGgyQQ&amp;oe=6407E62B\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 6 qof, dad taagan iyo bannaanka\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq2-1.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/331733145_907064603770390_6692930675305355163_n.jpg?_nc_cat=109&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=-lCLr7Md6soAX-zW7en&amp;_nc_oc=AQkO3-RVnG-NGHGVmSkgR88u3ZcBD8rIz0u_YLyi_NB9XAf9dEUkFga6wwl5huxuBhA&amp;_nc_ht=scontent.fmgq2-1.fna&amp;oh=00_AfCXRp8QVO38pVt-mQsG21qU5Er-gfPbGPyx-Z4T5qoj6w&amp;oe=64078CA4\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 6 qof, dad taagan iyo bannaanka\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin ayaa kormeeray Akademiyada Boliiska ee Sareeye Guuto Kaahiye, kaasi oo lagu Tababarayo Ciidamo kamid Noqonayo Boliiiska Soomaaliyeed,\u00a0 Ciidamadii dhawaan laga Keenay Dalka Jabuuti ee Tababarka Soo dhameystay. Taliyaha ayaa qeybahan kala duwan ee Ciidamada Booliska Soomaaliyeed kula Dardaarmay ilaalinta Xuxuuqda Muwaadinka Soomaaliyeed iyo Handitooda. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":480417,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-480415","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/480415","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=480415"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/480415\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":480419,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/480415\/revisions\/480419"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/480417"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=480415"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=480415"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=480415"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}