{"id":480219,"date":"2023-03-03T07:24:05","date_gmt":"2023-03-03T07:24:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=480219"},"modified":"2023-03-03T07:24:05","modified_gmt":"2023-03-03T07:24:05","slug":"indiashirka-g20-oo-ku-dhamaaday-is-afgarad-laaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/indiashirka-g20-oo-ku-dhamaaday-is-afgarad-laaan\/","title":{"rendered":"India:Shirka G20 oo ku dhamaaday is afgarad la\u2019aan"},"content":{"rendered":"<p>Shir ay isugu yimaadeen kooxda 20-ka ah ayaa ku dhamaaday is afgarad la\u2019aan ,kadib markii Shiinaha uu ku biiray Ruushka oo diiday inuu taageero dalabka Moscow ee ah in ay joojiso dagaalka Ukrine.<\/p>\n<p>Ruushka ayaa shirka G20 ee ee ka dhacay New Delhi ayaa diiday \u00a0bayaan lau dalbanayo in Ruushka uu si buuxda oo shuruud la&#8217;aan ah uga baxo dhulka Ukraine.<\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha dibadda Hindiya Subrahmanyam Jaishankar ayaa sheegay inay jiraan kala duwanaansho oo aan la heshiisiin karin dhinacyadaasi,maadaama ay jiraan kala duwanaansho xagga fikirka ah.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ku booriyay xubnaha inaysan u oggolaan xiisadaha hadda jira inay burburiyaan heshiisyada laga yaabo in laga gaaro amniga cuntada , tamarta, isbeddelka cimilada iyo deynta.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shir ay isugu yimaadeen kooxda 20-ka ah ayaa ku dhamaaday is afgarad la\u2019aan ,kadib markii Shiinaha uu ku biiray Ruushka oo diiday inuu taageero dalabka Moscow ee ah in ay joojiso dagaalka Ukrine. Ruushka ayaa shirka G20 ee ee ka dhacay New Delhi ayaa diiday \u00a0bayaan lau dalbanayo in Ruushka uu si buuxda oo shuruud [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":480220,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-480219","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/480219","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=480219"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/480219\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":480221,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/480219\/revisions\/480221"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/480220"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=480219"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=480219"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=480219"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}