{"id":480193,"date":"2023-03-02T16:19:30","date_gmt":"2023-03-02T16:19:30","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=480193"},"modified":"2023-03-02T17:35:02","modified_gmt":"2023-03-02T17:35:02","slug":"taliska-booliska-oo-sheegay-in-muqdisho-lagu-qabtay-nin-ku-eedaysan-dilka-bajaajle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliska-booliska-oo-sheegay-in-muqdisho-lagu-qabtay-nin-ku-eedaysan-dilka-bajaajle\/","title":{"rendered":"Taliska Booliska oo sheegay in Muqdisho lagu qabtay nin ku eedaysan dilka Bajaajle"},"content":{"rendered":"<p>Ciidanka booliska ayaa gacanta ku soo dhigay nin ku eedeysan dilka wiil Bajaajle ah oo shalay lagu dilay meel u dhaw isgoyska Jubba ee dagmada Shangaani ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Afhayeenka booliska Soomaaliya Sadiiq Aaden Cali (Doodishe) ayaa wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee SONNA u sheegay in ciidanka oo gacanta ku hayey baaritaanka kiiskaasi ay gacanta ku soo dhigeen nin ku eedaysan dilka Bajaajlaha, caddaaladdana la horgeynayo.<\/p>\n<p>\u201cGacanta laamaha ammaanka ayuu ku jiraa ninka falka dilka u geystay marxuumka Bajaajlaha ahaa, waxay ahaayeen saaxiibo mana aheyn askari ka tirsa ciidanka qalabka Sida, waxaana u gudbineynaa hay\u2019adaha ku shaqada leh si Caddaaladda loo marsiiyo \u201c ayuu yiri Afhayeenku.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka booliska ayaa gacanta ku soo dhigay nin ku eedeysan dilka wiil Bajaajle ah oo shalay lagu dilay meel u dhaw isgoyska Jubba ee dagmada Shangaani ee magaalada Muqdisho. Afhayeenka booliska Soomaaliya Sadiiq Aaden Cali (Doodishe) ayaa wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee SONNA u sheegay in ciidanka oo gacanta ku hayey baaritaanka kiiskaasi ay gacanta ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":480197,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-480193","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/480193","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=480193"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/480193\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":480195,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/480193\/revisions\/480195"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/480197"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=480193"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=480193"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=480193"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}