{"id":480124,"date":"2023-03-02T10:16:11","date_gmt":"2023-03-02T10:16:11","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=480124"},"modified":"2023-03-02T10:16:32","modified_gmt":"2023-03-02T10:16:32","slug":"14-qof-oo-ku-dhintay-duufaanno-ka-dhacay-madagascar-iyo-mozambique","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/14-qof-oo-ku-dhintay-duufaanno-ka-dhacay-madagascar-iyo-mozambique\/","title":{"rendered":"14 qof oo ku dhintay duufaanno Ka dhacay Madagascar iyo Mozambique"},"content":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 14 qof ayaa ku dhintay, 7 ka mid ah ayaa ku dhintay Madagaskar, halka 7 ay ku dhinteen Mozambique, ka dib markii ay duufaan ku dhufatay deegaanada dalalkaasi .<\/p>\n<p>Tirada dadka ay saameysay duufaanta Freddy ayaa gaartay 383,000 -,iyadoo \u00a0Madagascar \u00a0ay ku barakaceen 226,000,halka Mozambique la sheegay \u00a0163,300 , sida lagu sheegay warbixintii ugu dambeysay ee Qaramada Midoobay.<\/p>\n<p>In kasta oo xoogga Duufaanta Freddy aysan ahayn sidii la filaayey, haddana,boqollaal kun oo qof ayaa u baahan gargaar bani&#8217;aadamnimo.<\/p>\n<p>Soo kabashada waxay qaadan doontaa bilo,&#8221; Pasqualina Di Sirio, oo ah wakiilka barnaamijka cuntada adduunka ee Madagascar ayaa u sheegay BBC<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 14 qof ayaa ku dhintay, 7 ka mid ah ayaa ku dhintay Madagaskar, halka 7 ay ku dhinteen Mozambique, ka dib markii ay duufaan ku dhufatay deegaanada dalalkaasi . Tirada dadka ay saameysay duufaanta Freddy ayaa gaartay 383,000 -,iyadoo \u00a0Madagascar \u00a0ay ku barakaceen 226,000,halka Mozambique la sheegay \u00a0163,300 , sida lagu sheegay warbixintii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":480125,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-480124","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/480124","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=480124"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/480124\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":480127,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/480124\/revisions\/480127"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/480125"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=480124"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=480124"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=480124"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}