{"id":480088,"date":"2023-03-02T08:25:46","date_gmt":"2023-03-02T08:25:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=480088"},"modified":"2023-03-02T08:25:46","modified_gmt":"2023-03-02T08:25:46","slug":"xeer-ilaaliayaha-guud-ee-qaranka-xubin-nimada-ururka-xeer-ilaaliyaasha-bariga-afrika-faaiido-weyn-ayay-soomaaliya-u-leedahay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xeer-ilaaliayaha-guud-ee-qaranka-xubin-nimada-ururka-xeer-ilaaliyaasha-bariga-afrika-faaiido-weyn-ayay-soomaaliya-u-leedahay\/","title":{"rendered":"Xeer ilaaliayaha guud ee qaranka \u201cxubin-nimada ururka xeer ilaaliyaasha bariga afrika faa\u2019iido weyn ayay Soomaaliya u leedahay\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho:-SONNA-Xeer ilaaliayaha guud ee qaranka Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud oo ka qeyb galay Shirka sannadeedka 10-aad ee ururka Xeer ilaaliyaasha bariga afrika ee\u00a0 lagu soo gaba-gabeeyay magaalada Kampala ee Caasimadda Ugandha ayaa warbaahinta qaranka uga warbixiyay muhiimadda Soomaaliya ee ku biirida Ururka Xeer ilaaliyaasha Bariga Afrika.<\/p>\n<p>Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa sheegay in xiligan Soomaaliya waqti wayn galineyso inay kamid noqota bulshada bariga Afrika xiligan, waxuuna sheegay in ururkan xeer ilaaliyaasha bariga afrika u qeyb ka yahay bahweynta ururka Bulshada bariga Afrika, waxuuna hordhac u siinoqoyaa ku biiridda Soomaaliya ee Bariga Afrika.<\/p>\n<p>\u201cWaxuu ururkan qeyb ka yahay bahwaynta Bulshada Bariga Afrika, waxuuna hordhac u sii noqonayaa ku biiridda Soomaaliya ay raadineyso ee bahwaynta bulshada bariga afrika, xubin-nimada ururka faa\u2019ido weyn ayay dowladda Soomaaliya u leedahay, waxayna ka faa\u2019ideysaa isdhaafsiga xogaha la xiriira dadka danbiliyaasha ah ee bariga afrika, tababarada xeer ilaaliyaasha iyo la dagaalanka dadka danbiyada geesta,\u201d.<\/p>\n<p>Urur Goballeedka Xeer Ilaaliyaasha Bariga Afrika oo horay ugu Mideyaanayeen 11 wadan ayaa hadda waxaa ku biiray Seddax wadan oo Soomaaliya qeyb ka tahay, waxaan hadda muuqaneysa in laamaha kala duwan ee dolwadda lagu casuumayo shirarka sanadlaha ah ee urur goboleedyada kala duwan ee bariga Africka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:-SONNA-Xeer ilaaliayaha guud ee qaranka Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud oo ka qeyb galay Shirka sannadeedka 10-aad ee ururka Xeer ilaaliyaasha bariga afrika ee\u00a0 lagu soo gaba-gabeeyay magaalada Kampala ee Caasimadda Ugandha ayaa warbaahinta qaranka uga warbixiyay muhiimadda Soomaaliya ee ku biirida Ururka Xeer ilaaliyaasha Bariga Afrika. Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa sheegay in xiligan Soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":480090,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-480088","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/480088","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=480088"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/480088\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":480091,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/480088\/revisions\/480091"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/480090"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=480088"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=480088"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=480088"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}