{"id":479874,"date":"2023-03-01T06:53:24","date_gmt":"2023-03-01T06:53:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=479874"},"modified":"2023-03-01T06:53:27","modified_gmt":"2023-03-01T06:53:27","slug":"bola-tinubu-oo-ku-guuleystay-doorashada-madaxtinimo-ee-nigeria","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/bola-tinubu-oo-ku-guuleystay-doorashada-madaxtinimo-ee-nigeria\/","title":{"rendered":"Bola Tinubu oo ku guuleystay doorashada madaxtinimo ee Nigeria"},"content":{"rendered":"<p>Abuja-(SONNA)-Musharaxa xisbiga talada haya ee Bola Tinubu ayaa lagu dhawaaqay in uu ku guuleystay doorashada madaxtinimada lagu muransan yahay ee ka dhacday Dalka Nigeria.<\/p>\n<p>70-jirka rug cadaaga ah ayaa helay 36% codadkii la dhiibtay, sida ay muujinayso natiijada rasmiga ah.<\/p>\n<p>Ninka la tartamayay ee Atiku Abubakar ayaa helay 29%, halka Peter Obi oo ka tirsan xisbiga Labour-ka uu helay 25%.<\/p>\n<p>Axsaabta kale ayaa goor sii horeysay ku gacan seyray doorashada oo ay ku tilmaameen mid been abuur ah, waxayna dalbadeen in dib loogu noqdo doorashada.<\/p>\n<p>Mr Tinubu waa mid ka mid ah siyaasiyiinta ugu qanisan Nigeria, wuxuuna ololihiisa ku saleeyay dib u dhiska magaalada ugu weyn ee Lagos oo uu mar ka ahaa\u00a0 guddoomiye.<\/p>\n<p>Mr Tinubu ayaa ku guuleystay inta badan gobollada Koonfur-galbeed ee uu ka soo jeedo, halkaas oo loogu yeero &#8220;Aabbaha siyaasadda&#8221;.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Abuja-(SONNA)-Musharaxa xisbiga talada haya ee Bola Tinubu ayaa lagu dhawaaqay in uu ku guuleystay doorashada madaxtinimada lagu muransan yahay ee ka dhacday Dalka Nigeria. 70-jirka rug cadaaga ah ayaa helay 36% codadkii la dhiibtay, sida ay muujinayso natiijada rasmiga ah. Ninka la tartamayay ee Atiku Abubakar ayaa helay 29%, halka Peter Obi oo ka tirsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":479875,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-479874","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/479874","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=479874"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/479874\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":479876,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/479874\/revisions\/479876"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/479875"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=479874"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=479874"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=479874"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}