{"id":479836,"date":"2023-02-28T16:20:17","date_gmt":"2023-02-28T16:20:17","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=479836"},"modified":"2023-02-28T16:20:45","modified_gmt":"2023-02-28T16:20:45","slug":"soomaaliya-iyo-sacuudiga-oo-ka-wada-hadlay-iskaashiga-xiriirka-labada-dal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-iyo-sacuudiga-oo-ka-wada-hadlay-iskaashiga-xiriirka-labada-dal\/","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay iskaashiga labada dal"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Safiirka Soomaaliya ee dalalka Sacuudiga, Baxreyn iyo Jordan,\u00a0 Danjire Saalim Xaaji ayaa maanta kulan miro dhal ah la yeeshay Mudane Dr. Hisham Al-Jadhei, Madaxa Hay\u2019adda Cuntada iyo Dawooyinka Sucuudiga.<\/p>\n<p>Kulanka oo ka qabsoomay xarruunta dhexe ee hay\u2019adda ayaa labada mas\u2019uul kaga hadleen xiriirka labada dal iyo sidii loo sii xoojin lahaa.<\/p>\n<p>Safiirka ayaa dowladda Sacuudiga uga mahad caliyay ka qeyb qaadashada dadaalada lagu horumarinayo dalka.<\/p>\n<p>\u201cWaxa aan ku faraxsanahay in aan kula kulmay Mudane Dr. Hisham Al-Jadhei, Madaxa Hay\u2019adda Cuntada iyo Dawooyinka Sucuudiga ee xarunta dhexe hay\u2019addaasi.<\/p>\n<p>Intii uu kulanka socday waxaan uga mahad celiyay Ra\u2019iisul Wasaaraha xayiraadda uu ka qaaday Hilibka Xoolaha Soomaaliya, iyadoo ay ii dheertahay in dib u eegis lagu sameeyo xiriirka labada dal iyo ka wada xaajoodka arrimaha danta guud\u201d ayuu yiri Danjire Saalim Xaaji.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-479837\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/ssaaa.png\" alt=\"\" width=\"756\" height=\"549\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/ssaaa.png 756w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/ssaaa-300x218.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/ssaaa-696x505.png 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/ssaaa-578x420.png 578w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/ssaaa-324x235.png 324w\" sizes=\"auto, (max-width: 756px) 100vw, 756px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Safiirka Soomaaliya ee dalalka Sacuudiga, Baxreyn iyo Jordan,\u00a0 Danjire Saalim Xaaji ayaa maanta kulan miro dhal ah la yeeshay Mudane Dr. Hisham Al-Jadhei, Madaxa Hay\u2019adda Cuntada iyo Dawooyinka Sucuudiga. Kulanka oo ka qabsoomay xarruunta dhexe ee hay\u2019adda ayaa labada mas\u2019uul kaga hadleen xiriirka labada dal iyo sidii loo sii xoojin lahaa. Safiirka ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":479837,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-479836","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/479836","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=479836"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/479836\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":479839,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/479836\/revisions\/479839"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/479837"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=479836"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=479836"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=479836"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}