{"id":479818,"date":"2023-02-28T14:10:22","date_gmt":"2023-02-28T14:10:22","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=479818"},"modified":"2023-02-28T14:14:36","modified_gmt":"2023-02-28T14:14:36","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-saanad-ciidan-kala-wareegtay-maraykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-saanad-ciidan-kala-wareegtay-maraykanka\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo saanad ciidan kala wareegtay Maraykanka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta saabad ciidan oo muhiim u ah dagaalka ka dhanka ah kooxaha Khawaarijta ee Al-shabaab.<\/p>\n<p>Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa saanadda ciidan kala wareegay , Mr; Tim Trenkle oo ah sii hayaha Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Mudane Jaamac ayaa dowladda Maraykanka ugu mahadceliyay taageerada hagar la\u2019aaneed ee ay u fidiyeen Ciidanka xoogga dalka, xilli xasaasi ah oo ay dowladda iyo shacabkuba ku jiraan dagaal ka dhan ah khawaarijta.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, Generaal Odawaa Yuusuf Raage ayaa taageeradan saanadda Ciidan ah ku tilmaamay mid muhiim u ah la dagaallanka khawaarijta.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa xusay in taageerada Maraykanku aysan ahayn saanaddan ay maanta keeneen oo keliya balse ay dhiiggooda iyo naftooda u hureen dagaalka lagula jiro Khawaarijta.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-479818 gallery-columns-3 gallery-size-thumbnail'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-saanad-ciidan-kala-wareegtay-maraykanka\/bbbbbb-3\/'><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/bbbbbb-1-150x150.png\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-saanad-ciidan-kala-wareegtay-maraykanka\/aaaaaa-3\/'><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/aaaaaa-150x150.png\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-saanad-ciidan-kala-wareegtay-maraykanka\/attachment\/4444444\/'><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"150\" height=\"150\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/4444444-150x150.png\" class=\"attachment-thumbnail size-thumbnail\" alt=\"\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta saabad ciidan oo muhiim u ah dagaalka ka dhanka ah kooxaha Khawaarijta ee Al-shabaab. Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa saanadda ciidan kala wareegay , Mr; Tim Trenkle oo ah sii hayaha Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya. Mudane Jaamac ayaa dowladda Maraykanka ugu mahadceliyay taageerada hagar la\u2019aaneed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":479815,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-479818","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/479818","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=479818"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/479818\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":479824,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/479818\/revisions\/479824"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/479815"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=479818"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=479818"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=479818"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}