{"id":479756,"date":"2023-02-28T06:39:46","date_gmt":"2023-02-28T06:39:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=479756"},"modified":"2023-02-28T06:40:14","modified_gmt":"2023-02-28T06:40:14","slug":"midowga-yurub-iyo-dawladda-britain-oo-ka-heshiiyay-muran-soo-taxnaa-in-muddo-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/midowga-yurub-iyo-dawladda-britain-oo-ka-heshiiyay-muran-soo-taxnaa-in-muddo-ah\/","title":{"rendered":"Midowga Yurub iyo Dawladda Britain oo ka heshiiyay muran soo taxnaa in muddo ah"},"content":{"rendered":"<p>Brussels-(SONNA)-Midowga Yurub iyo Dawladda Britain ayaa heshiis cusub ka gaaray muran in muddo ah soo socday oo ku qotoma ka bixistii uu Ingiriisku ka baxay Midawga Yurub.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul wasaaraha Britain, Rishi Sunak ayaa heshiiskaas ku tilmaamay mid taariikhi ah iyo horumar la taaban karo, kaasoo ilaalinaya madax-bannaanida dadka Woqooyiga Ireland oo qeyb ka ah boqortooyada Britain.<\/p>\n<p>Heshiiskan cusub ayaa u muuqda mid Woqooyiga Ireland ka qaadaya culeysyada soo wajahay wixii ka dambeeyay markii Britain ay ka baxday Midowga Yurub.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Brussels-(SONNA)-Midowga Yurub iyo Dawladda Britain ayaa heshiis cusub ka gaaray muran in muddo ah soo socday oo ku qotoma ka bixistii uu Ingiriisku ka baxay Midawga Yurub. Ra&#8217;iisul wasaaraha Britain, Rishi Sunak ayaa heshiiskaas ku tilmaamay mid taariikhi ah iyo horumar la taaban karo, kaasoo ilaalinaya madax-bannaanida dadka Woqooyiga Ireland oo qeyb ka ah boqortooyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":479757,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-479756","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/479756","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=479756"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/479756\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":479758,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/479756\/revisions\/479758"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/479757"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=479756"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=479756"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=479756"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}