{"id":479625,"date":"2023-02-27T05:53:20","date_gmt":"2023-02-27T05:53:20","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=479625"},"modified":"2023-02-27T05:53:20","modified_gmt":"2023-02-27T05:53:20","slug":"ciidamada-amniga-oo-howlgallo-qorsheeysan-xalay-ka-fuliyay-degmada-kaaraan-ee-gobolka-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-amniga-oo-howlgallo-qorsheeysan-xalay-ka-fuliyay-degmada-kaaraan-ee-gobolka-banaadir\/","title":{"rendered":"Ciidamada amniga oo howlgallo qorsheeysan xalay ka fuliyay degmada kaaraan ee gobolka Banaadir"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidamada Hay\u2019adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee Duufaan\u00a0 iyo Ciidamada Booliiska ayaa xalay holwgallo qorsheysan ka fuliyay xaafadaha degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir, halkaa oo maalmihii ugu dambeysay ay falal amni darro ka dhacayeen.<\/p>\n<p>Inta uu howlgalku\u00a0 socday ayay ciidamada ku beegasadeen guryo lagu tuhmayay inay ku sugan yihiin Kooxo Ciyaal weero ah iyo kooxa kale oo burcad ah kuwaa oo dhibaata u geysan jiray dadka shacabka ah ee dagan degmada karaan islamarkaana ay ciidamda gacanta kusoo dhigeen.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidamada Hay\u2019adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Gobolka Banaadir Muxudiin warbac oo howlgalka qeybka ahaa ayaa kormeeray Goobaha ay howlgallada ka socdeen, isaga oo Ciidamada ku bogaadiyay xaqiijinta amniga.<\/p>\n<p>Howlgalkaan Ciidamada Hay\u2019adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee Duufaan iyo\u00a0 Ciidamada Booliska ka sameeyeen degmada Kaaraan ayaa ahaa mid salka ku hayay xaqiijinta amniga degmada oo maalmihii danbe falal amiga lidi ku ah ay ka dhacayeen.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidamada Hay\u2019adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee Duufaan\u00a0 iyo Ciidamada Booliiska ayaa xalay holwgallo qorsheysan ka fuliyay xaafadaha degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir, halkaa oo maalmihii ugu dambeysay ay falal amni darro ka dhacayeen. Inta uu howlgalku\u00a0 socday ayay ciidamada ku beegasadeen guryo lagu tuhmayay inay ku sugan yihiin Kooxo Ciyaal weero ah iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":479629,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-479625","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/479625","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=479625"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/479625\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":479630,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/479625\/revisions\/479630"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/479629"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=479625"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=479625"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=479625"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}