{"id":479471,"date":"2023-02-26T06:39:21","date_gmt":"2023-02-26T06:39:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=479471"},"modified":"2023-02-26T06:39:21","modified_gmt":"2023-02-26T06:39:21","slug":"diyaarad-dagaal-oo-ku-burburtay-dalka-masar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/diyaarad-dagaal-oo-ku-burburtay-dalka-masar\/","title":{"rendered":"Diyaarad dagaal oo ku burburtay dalka Masar"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Masara si gaar ah Taliska Ciiddanka Cirka ee dalka Masar ayaa sheegay inay burburtay Diyaarad dagaal ee nooca Tababarka kadib markii sida la sheegay ay Cillad Farsamo la soo gudboonaatay, iyadoo uu Duuliyihii uu Dallayad ama Baarshuud kaga booday Diyaaradda,\u00a0 ka hor inta aysan dhulka ku burburin.<span id=\"more-401441\"><\/span><\/p>\n<p>Dhanka kale,\u00a0 Guddi Farsamo ayaa la magacaabay, kuwaasi oo bilaabay Baaritaanka waxa sababay Shilkaasi.<\/p>\n<p>Afhayeen u hadlay Ciiddanka Cirka ee dalka Masar waxa kale oo uu sheegay in Shilal noocan oo kale ay dhaceen bishii November ee sanadkii hore ee 2022-kii, bilihii June sanadkii 2019-kii iyo November sanadkii 2018-kii.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Masara si gaar ah Taliska Ciiddanka Cirka ee dalka Masar ayaa sheegay inay burburtay Diyaarad dagaal ee nooca Tababarka kadib markii sida la sheegay ay Cillad Farsamo la soo gudboonaatay, iyadoo uu Duuliyihii uu Dallayad ama Baarshuud kaga booday Diyaaradda,\u00a0 ka hor inta aysan dhulka ku burburin. Dhanka kale,\u00a0 Guddi Farsamo ayaa la magacaabay, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":479473,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-479471","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/479471","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=479471"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/479471\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":479474,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/479471\/revisions\/479474"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/479473"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=479471"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=479471"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=479471"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}