{"id":479437,"date":"2023-02-25T14:22:46","date_gmt":"2023-02-25T14:22:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=479437"},"modified":"2023-02-25T14:30:33","modified_gmt":"2023-02-25T14:30:33","slug":"wefdi-ka-socda-ururka-iskaashiga-islaamka-oo-soo-gaaray-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wefdi-ka-socda-ururka-iskaashiga-islaamka-oo-soo-gaaray-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Wafdi ka socda Ururka Iskaashiga Islaamka oo soo gaaray magaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibedda XFS, \u00a0Isaaq Maxamuud oo maanta garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyay wafdi ka socota Ururka Iskaashiga Islaamka ee OIC.<\/p>\n<p>Wafdigaan ayaa waxaa Hoggaaminaya Kaaliyaha xoghayaha ururka iskaashiga islaamka ee arrimaha binu aadanimada, socdaalkoodu ayaa qaadan doona saddex cisho, iyaga oo kulamo kala duwan la yeelan doona mas\u2019uuliyiinta dowladda federaalka.<\/p>\n<p>Wafdiga ayaa u kuura gali doona xaalada guud ee dalka gaar ahaan arrimaha binu aadanimada.<\/p>\n<p>Sidoo kale, mas\u2019uuliyiinta dowladda ayay warbixin ka siin doonaan shir heer wasiir ah oo bartamaha bisha dambe ee March ka qabsoomi doona dalka Murataania, kaasi oo ay ka qeyb gali doonto Soomaaliya.<\/p>\n<p>Soomaaliya ayaa waxaa ay kaalin muuqata ka qaadata howlaha ururka iskaashiga islaamka, waxaana ay ka mid tahay dalalkii aas aasay.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-479439\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/uuuu-1.png\" alt=\"\" width=\"638\" height=\"356\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/uuuu-1.png 638w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/uuuu-1-300x167.png 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 638px) 100vw, 638px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-479440\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WWWW.png\" alt=\"\" width=\"634\" height=\"381\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WWWW.png 634w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WWWW-300x180.png 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 634px) 100vw, 634px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibedda XFS, \u00a0Isaaq Maxamuud oo maanta garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyay wafdi ka socota Ururka Iskaashiga Islaamka ee OIC. Wafdigaan ayaa waxaa Hoggaaminaya Kaaliyaha xoghayaha ururka iskaashiga islaamka ee arrimaha binu aadanimada, socdaalkoodu ayaa qaadan doona saddex cisho, iyaga oo kulamo kala duwan la yeelan doona mas\u2019uuliyiinta dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":479438,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-479437","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/479437","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=479437"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/479437\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":479445,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/479437\/revisions\/479445"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/479438"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=479437"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=479437"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=479437"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}