{"id":479295,"date":"2023-02-24T06:39:42","date_gmt":"2023-02-24T06:39:42","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=479295"},"modified":"2023-02-24T06:42:36","modified_gmt":"2023-02-24T06:42:36","slug":"guddoomiyaha-golaha-baarlamaanka-xfs-oo-lagu-soo-dhoweeyay-dalka-ciraaq","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-golaha-baarlamaanka-xfs-oo-lagu-soo-dhoweeyay-dalka-ciraaq\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha golaha Baarlamaanka XFS oo lagu soo dhoweeyay Dalka Ciraaq"},"content":{"rendered":"<p><strong>Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa xalay\u00a0 lagu soo dhoweeyay magaalada Baqdaad ee caasimada dalka Ciraaq.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Wafdigaasi uu hoggaaminaayey guddoomiyaha,waxaa \u00a0garoonka diyaaradaha Baqdaad ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha Midowga Baarlamaanka Carabta ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Ciraaq, Mudane Muhamed Al-Halbousi. <\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0Wafdigaasi waxaa sidoo kale halkaasi ku soo dhoweeyay danjiraha Soomaaliya ee Ciraaq Amb. Liibaan Sheekh Maxamuud (Maalinguur).<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><strong>Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe iyo wafdigiisa ,waxa ay dalka Ciraaq kaga qeybgalayaan meertada 34-aad ee Midowga Baarlamaannada Carabta .<\/strong><\/p>\n<p><strong>Guddoomiyaha ayaa dhigiisa Ciraaq uga mahadceliyay soo dhoweynta diiran ee loo sameeyay isaga iyo wafdigiisa.<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-479300 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/ciraaq-3.png\" alt=\"\" width=\"774\" height=\"515\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/ciraaq-3.png 774w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/ciraaq-3-300x200.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/ciraaq-3-768x511.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/ciraaq-3-696x463.png 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/ciraaq-3-631x420.png 631w\" sizes=\"auto, (max-width: 774px) 100vw, 774px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa xalay\u00a0 lagu soo dhoweeyay magaalada Baqdaad ee caasimada dalka Ciraaq. Wafdigaasi uu hoggaaminaayey guddoomiyaha,waxaa \u00a0garoonka diyaaradaha Baqdaad ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha Midowga Baarlamaanka Carabta ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Ciraaq, Mudane Muhamed Al-Halbousi. \u00a0Wafdigaasi waxaa sidoo kale halkaasi ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":479298,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-479295","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/479295","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=479295"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/479295\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":479301,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/479295\/revisions\/479301"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/479298"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=479295"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=479295"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=479295"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}