{"id":479233,"date":"2023-02-23T10:54:47","date_gmt":"2023-02-23T10:54:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=479233"},"modified":"2023-02-26T07:26:13","modified_gmt":"2023-02-26T07:26:13","slug":"wasiirka-waxbarashada-dfs-oo-shaaciyay-qabshada-shir-weyne-looga-arinsanyo-waxbarshada-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-waxbarashada-dfs-oo-shaaciyay-qabshada-shir-weyne-looga-arinsanyo-waxbarshada-dalka\/","title":{"rendered":"Wasiirka Waxbarashada DFS oo shaaciyay  qabshada shir weyne looga arinsanyo waxbarshada dalka"},"content":{"rendered":"<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xdj266r x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Muqdisho:-SONNA-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulkadir ayaa shaaciyey in dhawaan la qaban doono Shirweyne Qaran oo dib loogu Eegi doono xaaladda waxbarashada dalka,shirweynahan ayaa la qaban doonaa inta u dhexeeysa 13 -17 bisha Maarso 2023.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Wasiir Faarax Sheekh Cabdulkadir\u00a0 ayaa sheegay in ay ka soo qeyb gali doonnaan madaxda dowladda federaalka,kuwa maamul goboleedayda,bahada waxbarshada qeybaheed kala duwaan,waaliidiinta,Culimo udiinka, Howeenka iyo hay&#8217;daha ka shaqeya wax barshada.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Ujeedooyinka shir weynaha ayuu ku sheegay wasiirku in ay tahay in la helo argtii waxbarsho oo lagu midaysan yahay kuna salgo&#8217;an baahida iyo danta Ummada Soomaalyeed,in la isla fahamo caqabadaha hortagan horumarinta waxbarshada iyo soo bandhigida aragtiyo hal abuur leh oo looga gudbo caqabadahaas,in la hindise argtiyo lagu baahin karo waxbarshada dalka si ay fursad u helaan ardayda aan fursad horay u helin iyo in la isla garto ama la isla dajiyo hanaan lagu maamulo waxbarashada laguna maal-galiyo.<\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\">\n<div class=\"xjkvuk6 xuyqlj2 x1odjw0f\">\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xdj266r\">\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x1gslohp\">\n<div class=\"x1i10hfl xjbqb8w x6umtig x1b1mbwd xaqea5y xav7gou x9f619 x1ypdohk xt0psk2 xe8uvvx xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r xexx8yu x4uap5 x18d9i69 xkhd6sd x16tdsg8 x1hl2dhg xggy1nq x1a2a7pz xt0b8zv xzsf02u x1s688f\" tabindex=\"0\" role=\"button\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:-SONNA-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulkadir ayaa shaaciyey in dhawaan la qaban doono Shirweyne Qaran oo dib loogu Eegi doono xaaladda waxbarashada dalka,shirweynahan ayaa la qaban doonaa inta u dhexeeysa 13 -17 bisha Maarso 2023. Wasiir Faarax Sheekh Cabdulkadir\u00a0 ayaa sheegay in ay ka soo qeyb gali doonnaan madaxda dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":479249,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81,86],"tags":[],"class_list":{"0":"post-479233","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"category-waxbarashada"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/479233","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=479233"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/479233\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":479488,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/479233\/revisions\/479488"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/479249"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=479233"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=479233"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=479233"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}