{"id":479223,"date":"2023-02-23T09:38:17","date_gmt":"2023-02-23T09:38:17","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=479223"},"modified":"2023-02-23T12:24:16","modified_gmt":"2023-02-23T12:24:16","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-ayaa-kala-wareegay-khawaarijta-deegaanka-beer-faarax","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-ayaa-kala-wareegay-khawaarijta-deegaanka-beer-faarax\/","title":{"rendered":"Ciidanka Qaranka oo dilay 20 xubnood oo ka tirsanaa Khawaariijta"},"content":{"rendered":"<p>Xarardheere:-SONNA-Ciidanka xoogga dalka ayaa weerar ku qaaday Deeganka Beer-faarax oo dhaca waqooyi galbeed Degmada Xarardheere ee koonfurta Gobolka Mudug,halkaas oo lahu dilay 20 xubnood oo ka tirsanaa kooxda Khawaariijta sida uu warbaahinta Qaranka u xaqiijiyey Taliyaha Ciidanka Xoogga Dhulka Generaal Biixi.<span id=\"more-399862\"><\/span><\/p>\n<p>Ciidamada ayaa burburiyay Saldhig khawaarijta ay ku dhuumanayeen jireen oo ku lahayeen halkaas oo Khasaare xoogleh lagu gaarsiiyay, waxaana Ciidanka kala wareegeen Deegaanka.<\/p>\n<p>Saraakiisha hoggaamineysa Ciidanka ayaa sheegay in howlgalku u sii socon doona,sidoo kale Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Deegaanka ayaa kaabiga ku haaya Deegaanka Dabagalo ee Gobolka Mudug kaasoo Degmada Xarardheere u jira 50KM.<\/p>\n<p>Deegaanka Dabagalo ayaa ka mid ahaa Deegaannada Khawaarijta muhiimka u ahaa oo ay ku dhibaatayn jireen dadka Shacabka ah ee ku sugan halkaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xarardheere:-SONNA-Ciidanka xoogga dalka ayaa weerar ku qaaday Deeganka Beer-faarax oo dhaca waqooyi galbeed Degmada Xarardheere ee koonfurta Gobolka Mudug,halkaas oo lahu dilay 20 xubnood oo ka tirsanaa kooxda Khawaariijta sida uu warbaahinta Qaranka u xaqiijiyey Taliyaha Ciidanka Xoogga Dhulka Generaal Biixi. Ciidamada ayaa burburiyay Saldhig khawaarijta ay ku dhuumanayeen jireen oo ku lahayeen halkaas oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":479227,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-479223","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/479223","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=479223"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/479223\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":479260,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/479223\/revisions\/479260"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/479227"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=479223"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=479223"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=479223"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}