{"id":479205,"date":"2023-02-23T07:10:34","date_gmt":"2023-02-23T07:10:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=479205"},"modified":"2023-02-23T07:10:34","modified_gmt":"2023-02-23T07:10:34","slug":"ciidamada-israel-oo-magaalada-nablus-ku-dilay-11-falastiin-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-israel-oo-magaalada-nablus-ku-dilay-11-falastiin-ah\/","title":{"rendered":"Ciidamada Israel oo Magaalada Nablus ku dilay 11 Falastiin ah"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Israel ayaa dilay ugu yaraan 11 Falastiiniyiin ah,waxayna dhaawaceen tobaneeyo kale ,kadib markii ay weerar ku qaadeen Magaalada Nuplas ee ay go\u2019dooiyeen ciidamada Israa\u2019iil sida ay xaqiijiyeen saraakiisha caafimaadka ee.<\/p>\n<p>Weraradaan duqeynta ah ayaa dabba socda gantaallo ay dagaalyahanada Falastiin ku tureen magaalooyinka Sderot iyo Ashkelon ee gudaha Israa\u2019iil.<\/p>\n<p>Wasaaradda caafimaadka ee Falastiin ayaa sheegay in Adnan Sabe Bara Bara uu ka mid ahaa dadka la filay,halka sidoo kale nin 61 jir ah, Abdul Hadi Ashqar, iyo wiil 16-jir ah, Mohammad Shaaban, sidoo kale la toogtay.<\/p>\n<p>Milatariga Israel ayaa sheegay in ay dileen seddex maleeshiyaad ah oo ay ku sheegeen in la baadigoobayey,hasa yeeshee Saraakiisha sare ee Falastiin \u00a0ayaa xusay in tirade dhimashada dadka rayidka ah ay ka badan tahay 11.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Israel ayaa dilay ugu yaraan 11 Falastiiniyiin ah,waxayna dhaawaceen tobaneeyo kale ,kadib markii ay weerar ku qaadeen Magaalada Nuplas ee ay go\u2019dooiyeen ciidamada Israa\u2019iil sida ay xaqiijiyeen saraakiisha caafimaadka ee. Weraradaan duqeynta ah ayaa dabba socda gantaallo ay dagaalyahanada Falastiin ku tureen magaalooyinka Sderot iyo Ashkelon ee gudaha Israa\u2019iil. Wasaaradda caafimaadka ee Falastiin ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":479206,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-479205","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/479205","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=479205"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/479205\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":479207,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/479205\/revisions\/479207"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/479206"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=479205"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=479205"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=479205"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}