{"id":479197,"date":"2023-02-23T06:14:25","date_gmt":"2023-02-23T06:14:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=479197"},"modified":"2023-02-23T06:14:25","modified_gmt":"2023-02-23T06:14:25","slug":"warbixin-kooban-aamusnaanta-iyo-faaiidooyinka-ay-leedahay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/warbixin-kooban-aamusnaanta-iyo-faaiidooyinka-ay-leedahay\/","title":{"rendered":"Warbixin Kooban:-Aamusnaanta iyo Faa\u2019iidooyinka ay Leedahay\u00a0"},"content":{"rendered":"<p>SONNA:-Dhawaqa\u00a0 codadka kala duwaan\u00a0 ee aan ka fogeyn ayaa ah kuwo sabab u noqda dulqaad yarida,iyadoo Aadanaha qaar ay jacayl yihiin Aamusnaanta iyo jawiga degganaan ku jirto.<\/p>\n<p>Codadka qeylada\u00a0 keena waxaa ka mid ah hoonka gaadiidka,telefoonnada codadkoodu furan yahay,Hubka nuucyadisa kala duwan iyo goobah aan xasiloonidu ka jire\u00a0 kuwaasi oo dhammaantooda ka mid ah dhawaqyada aan dulqaadka loo yeelan Karin xiliyada Aamusnaanta iyo degganaanta uu daneynayo Aadanaha..<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan ku nool nahay duni sawaxan u ka jiro,degganaantu ay ku sii yaraaneyso,&#8221; ayuu yiri faylasuufka Erling Kagge.<\/p>\n<p>Fikraddaada ugu wanaagsan waxay kugu soo dhici kartaa adoo filaneyn,nabadda iyo degannaantu waxay muhiim u yihiin inaad si habboon oo hal-abuurnimo leh u fikiirto<\/p>\n<p>Seynisyaannaada Caalamka\u00a0 ayaa isku raacay in ay Aamusnaanta tahay mid dhalin karta hab fikir wanaagsan,sidoo kalana laga heli karo firfircoone ,sida u qabo Erling.<\/p>\n<p>Si taas la mid ah waxay seynisyaannadu Aamisanyihiin in aan Aadanuhu usan ka marmin jabaqda iyo Sawaxanka xiliyada qaar iyadoo badalkeeda hadii ay waayaan ka dhigi karta mida sabab u noqota Murgada,Caajiska iyo dareenka kelinimada oo dhib ku keeni karta Aadanaha iyo jirtaankiisa nololeed.<\/p>\n<p>Waa maxay faa`iidooyinka\u00a0 aamusnaantu\u00a0 ay u leedahay Aadanah:-<\/p>\n<p>Aamusnaanta waxay kor u qaada hal-abuurka<\/p>\n<p>Aamusnaanta waxay sarre u qaada kobaca Maskaxda<\/p>\n<p>Aamusnaanta waxay hagaajin kartaa hurdo yarida.<\/p>\n<p>Aamusnaanta waxay abuurta Faa\u2019iidooyin Caafimaad oo Muhiim u ah Aadanaha.<\/p>\n<p>Aamusnaanta ayaa ah fursad farshaxan oo aad si wanaagsan ugu\u00a0 adeegsan karto qab hadalka ama doodaha\u00a0 IWM,iyadoo dhanka kale u yahay Aamuska\u00a0 jawaabta ugu wanaagsan ee la bixiyo,taas oo ka dhigan in ay tahay mida ugu saameynta badan.<\/p>\n<p>Marka ay Aadanahu Aamusaan waxay si deggan u bixin karan jawaabah ku habboon ay doonayaan in ay ka fal-celiyaan ama la su\u2019aallo, sidoo kale si dabiici ah ayay\u00a0 wax u dhegeysan karaan, iyagoo abuuraya jawi degganaan ah si dadka kale ay \u00a0ugu heli karaan in ay hadalaan.<\/p>\n<p>Aamusnaanta dabciga ah waxay ka dhigan tahay in hadalkaaga la sugo jahada u jiro,si loo ogaado awoodo iyo Saameynta u yeelan karo.<\/p>\n<p>Dhanka kale marka laga Eego Aamusnaantu waa hadal ka kaliyah ee saameynta yeesha sida Aadanahu Aaminsan yahay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>SONNA:-Dhawaqa\u00a0 codadka kala duwaan\u00a0 ee aan ka fogeyn ayaa ah kuwo sabab u noqda dulqaad yarida,iyadoo Aadanaha qaar ay jacayl yihiin Aamusnaanta iyo jawiga degganaan ku jirto. Codadka qeylada\u00a0 keena waxaa ka mid ah hoonka gaadiidka,telefoonnada codadkoodu furan yahay,Hubka nuucyadisa kala duwan iyo goobah aan xasiloonidu ka jire\u00a0 kuwaasi oo dhammaantooda ka mid ah dhawaqyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":479199,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,82,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-479197","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-maqaallada","9":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/479197","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=479197"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/479197\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":479200,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/479197\/revisions\/479200"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/479199"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=479197"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=479197"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=479197"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}