{"id":479082,"date":"2023-02-22T09:25:16","date_gmt":"2023-02-22T09:25:16","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=479082"},"modified":"2023-02-22T09:44:40","modified_gmt":"2023-02-22T09:44:40","slug":"wasiirka-caafimaadka-xfs-oo-la-kulamay-madaxa-haydda-boqor-salman","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-caafimaadka-xfs-oo-la-kulamay-madaxa-haydda-boqor-salman\/","title":{"rendered":"Wasiirka Caafimaadka XFS oo la kulmay Madaxa hay\u2019adda Boqor salman"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam ayaa Magaalada Riyaad ee caasimadda dalka Sacuudiga kula kulmey Madaxa hay\u2019dda Boqor salman Mudane Abdullah bin Al Rabeeah.<\/p>\n<p>Labada mas&#8217;uul ayaa ka wada hadley arrimaha gargaarka Bani&#8217;aadannimada iyo daboolista baahiyaha dhanka Caafimaadka ee dadka Soomaaliyeed,iyo in hey&#8217;addu qeb weyn ka qaadato arrimaha gurmadka Soomaaliya gaar ahaan inta uu socdo howlgalka lagu cirib tirayo Khawaarijta.<\/p>\n<p>Wasiirka waxa uu sidoo kale kala hadley Madaxda Hey&#8217;adda boqor Salman furitaanka xarunta kilya dhaqista ee ku taala Isbitaalka banaadir maadaama ay jiraan Muwaadiniin farabadan oo Soomaaliyeed kuwaas oo baahi wayn u qaba Kilya dhaqista iyadoo oo Muwaadiniinta qaar aysan awoodin lacagaha laga qaado dadka dialysis-ka, waxa ayna balanqaadeen in ay si degdeg ah ku howl gellin doonaan xaruuntaas muhimka ah.<\/p>\n<p>Abdullah bin Al Rabeeah madaxa hey&#8217;adda Boqor Salman ayaa balan qaaday in haya\u2019diisa ay si dhaw ula shaqeyn doonto Wasaaradda Caafimaadka kana taageeri doonto Mashaariicda Caafimaadka sidoo kalena ay ka taageeri doonaan arrimaha gargaarka maadama Soomaaliya ay ka socdaan dedaallo lagu xureynayo deenada ka maqan gacanta Dowladda.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu mahadceliyay hay\u2019adda Boqor salmaan taageerada joogtada ah ee ay la garab taagantahay hay\u2019daha Caafimaadka dalkeena waxa uuna bogaadiyey go&#8217;aanadii kasoo baxay kulamada dhexmaray isaga iyo Madaxda Hey&#8217;adda si loo gaaro yoolka Caafimaadka ee Dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-479083\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/FB_IMG_1677056977168-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/FB_IMG_1677056977168-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/FB_IMG_1677056977168-696x521.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/FB_IMG_1677056977168-561x420.jpg 561w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/FB_IMG_1677056977168-80x60.jpg 80w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/FB_IMG_1677056977168-265x198.jpg 265w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/FB_IMG_1677056977168.jpg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-479084\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/FB_IMG_1677056979294-300x184.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"184\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/FB_IMG_1677056979294-300x184.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/FB_IMG_1677056979294-696x426.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/FB_IMG_1677056979294-686x420.jpg 686w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/FB_IMG_1677056979294-356x220.jpg 356w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/FB_IMG_1677056979294.jpg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-479085\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/FB_IMG_1677056981729-225x300.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/FB_IMG_1677056981729-225x300.jpg 225w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/FB_IMG_1677056981729-696x928.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/FB_IMG_1677056981729-315x420.jpg 315w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/FB_IMG_1677056981729.jpg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-479086\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/FB_IMG_1677056984255-300x222.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"222\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/FB_IMG_1677056984255-300x222.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/FB_IMG_1677056984255-485x360.jpg 485w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/FB_IMG_1677056984255-696x514.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/FB_IMG_1677056984255-568x420.jpg 568w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/FB_IMG_1677056984255-80x60.jpg 80w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/FB_IMG_1677056984255.jpg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam ayaa Magaalada Riyaad ee caasimadda dalka Sacuudiga kula kulmey Madaxa hay\u2019dda Boqor salman Mudane Abdullah bin Al Rabeeah. Labada mas&#8217;uul ayaa ka wada hadley arrimaha gargaarka Bani&#8217;aadannimada iyo daboolista baahiyaha dhanka Caafimaadka ee dadka Soomaaliyeed,iyo in hey&#8217;addu qeb weyn ka qaadato arrimaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":479087,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-479082","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/479082","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=479082"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/479082\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":479097,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/479082\/revisions\/479097"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/479087"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=479082"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=479082"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=479082"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}