{"id":479043,"date":"2023-02-22T05:24:03","date_gmt":"2023-02-22T05:24:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=479043"},"modified":"2023-02-22T05:34:19","modified_gmt":"2023-02-22T05:34:19","slug":"wasiirka-caafimaadka-xfs-oo-riyaad-uga-qeybgalay-shir-caalami-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-caafimaadka-xfs-oo-riyaad-uga-qeybgalay-shir-caalami-ah\/","title":{"rendered":"Wasiirka Caafimaadka XFS oo Riyaad uga qeybgalay shir caalami ah"},"content":{"rendered":"<p>Riyadh-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo deryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Dr, Cali Xaaji Aadam ayaa magaalada Riyaad ee Dalka Sacuudiga kaga qeyb galay madasha 3-aad ee Riyadh International Humanitarian Forum (RIHF3) taas oo looga doodayo baahida arrimaha Beni\u2019aadannimo ee soo koraysa marba marka ka dambeysa.<\/p>\n<p>Madashan oo heerkeedu sarreeyay ayaa ahayd wax ka qabashada arrimaha Beni\u2019aadannimada si loo dhaqaajiyo isbeddel macno leh iyo wax ka qabashada arrimaha ugu muhiimsan caqabadaha bani\u2019aadannimo ee caalamiga ah ee hadda jira iyo fududeynta doodaha ku saabsan horumarinta, xoojinta iyo bixinta gargaarka bini\u2019aadanimo iyadoo loo eegayo heerarka ugu sarreeya ee tayada iyo waxtarka leh dadka ay saameeyeen adduunka.<\/p>\n<p>Madasha oo ay marti gellisey Xarunta Gargaarka Bani\u2019aadantinimada ee Boqor Salmaan oo kaashanaysa Qaramada Midoobay iyo Hay\u2019adaha Samafalka ayaa waxaa kasoo qeybgaley madaxda dalalka Carabta, Khaliijka, hay\u2019addah ka shaqeeya arimaha gargaarka caalami ah, iyo khuburo waawayn iyadoona Dowladda Soomaaliya uu ku matalayey Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo.<\/p>\n<p>Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay dhiirri gelinaysaa in la badiyo doodaha caynkan oo kale ah si baarayaasha ka socda waddamada dakhligoodu hooseeyo iyo kuwa dhexdhexaadka ah (LMICs), ay kor ugu qaadaan wax ka qabashada arimaha gargaaka iyo Bani&#8217;aadannimada.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-479048 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/KING3.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"799\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/KING3.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/KING3-270x300.jpg 270w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/KING3-696x772.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/KING3-378x420.jpg 378w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-479049 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/KING2.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"540\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/KING2.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/KING2-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/KING2-696x522.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/KING2-560x420.jpg 560w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/KING2-80x60.jpg 80w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/KING2-265x198.jpg 265w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-479050 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/KING1.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"486\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/KING1.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/KING1-300x203.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/KING1-696x470.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/KING1-622x420.jpg 622w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Riyadh-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo deryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Dr, Cali Xaaji Aadam ayaa magaalada Riyaad ee Dalka Sacuudiga kaga qeyb galay madasha 3-aad ee Riyadh International Humanitarian Forum (RIHF3) taas oo looga doodayo baahida arrimaha Beni\u2019aadannimo ee soo koraysa marba marka ka dambeysa. Madashan oo heerkeedu sarreeyay ayaa ahayd wax ka qabashada arrimaha Beni\u2019aadannimada si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":479044,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-479043","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/479043","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=479043"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/479043\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":479051,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/479043\/revisions\/479051"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/479044"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=479043"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=479043"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=479043"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}