{"id":479005,"date":"2023-02-21T13:59:35","date_gmt":"2023-02-21T13:59:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=479005"},"modified":"2023-02-21T15:22:33","modified_gmt":"2023-02-21T15:22:33","slug":"guddiga-gurmadka-dhulgariirkii-ka-dhacay-turkiye-oo-yeeshay-kulan-lagu-dardar-galinayo-howlaha-socda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddiga-gurmadka-dhulgariirkii-ka-dhacay-turkiye-oo-yeeshay-kulan-lagu-dardar-galinayo-howlaha-socda\/","title":{"rendered":"Guddiga gurmadka dhul gariirkii ka dhacay Turkiye oo yeeshay kulan lagu dardar galinayo howlaha socda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Guddiga Qaran ee gurmadka shacabka aan walaalaha nahay ee Turkiga oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa uga hadlay dardargalinta hawlaha gurmadka kala duwan ee dalka ka socda.<\/p>\n<p>Guddigan waxaa xubno ka ah wasiirada arrimaha guddaha, waxbarashada, cadaaladda iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Hay\u2019adda maaraynta musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed mudane Maxamuud Macallin ayaa sidoo kale kulanka guddiga ka qeyb-galay.<\/p>\n<p>Guddigaan heer Qaran iyo Hay\u2019adda maaraynta musiibooyinka Qaranka ayaa si dhaw uga wada shaqeeya hawla kala duwan ee la xariira gurmadka xaaladaha deg degga ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/332110967_6103732003005688_1423638292554636616_n.jpg?_nc_cat=103&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=8pDnm8RVsg4AX8tvJDh&amp;tn=Yf7Y4rQo6p-X1fR5&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;oh=00_AfA5U0biZkTCZktX1jcWQ7flrzvC0wNksifMiSiDx0BvLQ&amp;oe=63F8DC0A\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 3 qof iyo dad taagan\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/332305379_915643479854509_2882670009001678969_n.jpg?_nc_cat=100&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=h2t6HNo7Ld0AX9AJgP2&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;oh=00_AfBQUMEcYhe9zDthUGtB2l132v5pj3yIW9OQBj28eDGMiA&amp;oe=63FA7088\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 9 qof, dad taagan, dad fadhiya iyo gudaha\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Guddiga Qaran ee gurmadka shacabka aan walaalaha nahay ee Turkiga oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa uga hadlay dardargalinta hawlaha gurmadka kala duwan ee dalka ka socda. Guddigan waxaa xubno ka ah wasiirada arrimaha guddaha, waxbarashada, cadaaladda iyo qaybaha kala duwan ee bulshada. Guddoomiyaha Hay\u2019adda maaraynta musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed mudane Maxamuud [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":479006,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-479005","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/479005","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=479005"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/479005\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":479008,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/479005\/revisions\/479008"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/479006"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=479005"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=479005"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=479005"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}