{"id":479000,"date":"2023-02-21T14:59:00","date_gmt":"2023-02-21T14:59:00","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=479000"},"modified":"2023-02-21T17:40:39","modified_gmt":"2023-02-21T17:40:39","slug":"taliska-ciidanka-xoogga-oo-ka-warbixiyay-howlgal-lagu-dilay-in-ka-badan-80-khawaarij-ah-oo-gobolka-mudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliska-ciidanka-xoogga-oo-ka-warbixiyay-howlgal-lagu-dilay-in-ka-badan-80-khawaarij-ah-oo-gobolka-mudug\/","title":{"rendered":"Taliska ciidanka xoogga oo ka warbixiyay howlgal lagu dilay in ka badan 80 Khawaarij ah oo gobolka Mudug"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) In ka badan 80 ka tirsan Khawaarijta Al-shabaab ayaa maanta lagu dilay howlgal qorsheysan oo Ciidanka Xoogga dalka oo kaashaanaya Daraawiishta Galmudug ka sameyeen Koofurta Gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Taliyaha Ururka 6-aad ee Kumaandoodka Gorgor Gaashaanle Cabdi Maxamuud Suul-nuuge oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay Ciidanka ay dagaal \u00a0ku qaadeen fariisinKhawaarijta ku laheyd inta u dhaxeysa deegaannada Qeycad iyo Bacaad weyne ee gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa xaqiijiyay in howlgalka ay wehlisay duqeyn lala beegsaday firxadka Maleeshiyaadka.<\/p>\n<p>Sidoo kale, taliyaha ayaa xusay in xubno ka tirsan Khawaarijta Al-shabaab gacanta lagu dhigay, kuwaasi oo baxsad ahaa.<\/p>\n<p>Ciidamada Xoogga oo kaashanaya Daraawiishta Galmudug ayaa xoojiyay howlgalka lagu ciribtirayo Khawaarijta Al-shabaab ee ka socda Gobolka Mudug.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) In ka badan 80 ka tirsan Khawaarijta Al-shabaab ayaa maanta lagu dilay howlgal qorsheysan oo Ciidanka Xoogga dalka oo kaashaanaya Daraawiishta Galmudug ka sameyeen Koofurta Gobolka Mudug. Taliyaha Ururka 6-aad ee Kumaandoodka Gorgor Gaashaanle Cabdi Maxamuud Suul-nuuge oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay Ciidanka ay dagaal \u00a0ku qaadeen fariisinKhawaarijta ku laheyd inta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":478986,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-479000","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/479000","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=479000"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/479000\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":479023,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/479000\/revisions\/479023"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/478986"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=479000"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=479000"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=479000"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}