{"id":478989,"date":"2023-02-21T13:53:47","date_gmt":"2023-02-21T13:53:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=478989"},"modified":"2023-02-21T13:53:47","modified_gmt":"2023-02-21T13:53:47","slug":"madaxweynaha-galmudug-oo-xarigga-ka-jaray-dhismaha-cusub-ee-wasaarada-beeraha-iyo-waraabka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-galmudug-oo-xarigga-ka-jaray-dhismaha-cusub-ee-wasaarada-beeraha-iyo-waraabka\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Galmudug oo xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaarada Beeraha iyo Waraabka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaarada Beeraha iyo Waraabka ee Galmudug.<\/p>\n<p>Madaxweynaha waxaa xarigg jarka ku wehliyay xubo ka mid ah Golaayasha DG Galmudug, Gudoomiyaha gobalka Galgaduud, iyo masuuliyiin kale.<\/p>\n<p>Dhanka kale Madaxweynaha ayaa bogaadiyay Wasaarada Beeraha iyo Waraabka Galmudug oo kasoo dhalaashay howshii loo igmaday.<\/p>\n<p>Ugu danbeyn Madaxweynaha ayaa ku amaanay howlwadeenada mashuurca biyoole howsha baaxada leh oo aay ka qabten dib u dhiska wasaaradda iyo kaabayaasha kala duwan ee Dowladda Galmudug.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-478990\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/FB_IMG_1676987319585.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/FB_IMG_1676987319585.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/FB_IMG_1676987319585-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/FB_IMG_1676987319585-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/FB_IMG_1676987319585-630x420.jpg 630w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-478991\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/FB_IMG_1676987321150.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/FB_IMG_1676987321150.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/FB_IMG_1676987321150-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/FB_IMG_1676987321150-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/FB_IMG_1676987321150-630x420.jpg 630w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaarada Beeraha iyo Waraabka ee Galmudug. Madaxweynaha waxaa xarigg jarka ku wehliyay xubo ka mid ah Golaayasha DG Galmudug, Gudoomiyaha gobalka Galgaduud, iyo masuuliyiin kale. Dhanka kale Madaxweynaha ayaa bogaadiyay Wasaarada Beeraha iyo Waraabka Galmudug oo kasoo dhalaashay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":478992,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-478989","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478989","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=478989"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478989\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":478993,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478989\/revisions\/478993"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/478992"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=478989"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=478989"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=478989"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}