{"id":478893,"date":"2023-02-21T06:53:44","date_gmt":"2023-02-21T06:53:44","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=478893"},"modified":"2023-02-21T07:11:37","modified_gmt":"2023-02-21T07:11:37","slug":"raiisul-wasaare-xamse-culimada-sooomaaliyeed-waxaa-looga-baahan-yahay-in-ay-bulshada-ka-wacyi-geliyaan-dabarka-musuq-maasuqa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-xamse-culimada-sooomaaliyeed-waxaa-looga-baahan-yahay-in-ay-bulshada-ka-wacyi-geliyaan-dabarka-musuq-maasuqa\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare Xamse \u201cCulimada Sooomaaliyeed waxaa looga baahan yahay in ay bulshada ka wacyi geliyaan dabarka musuq maasuqa \u201c"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul wasaaraha XFS, Xamse Cabdi Barre ayaa faray Culimaa\u2019udiinka Soomaaliyeed in ay doorkooda ka qaataan la dagaallanka musuq-maasuqa.<\/p>\n<p>Mudane, Xamse ayaa sheegay in dadka xilalka haya ay inta badan marin habaabiyaan dadka ehelka u ah, saaxiibbo iyo kuwo uu ku sheegay hantiilayaal, si aad iyaga ugu noqotid addoon ay ka samaystaan wixii ay rabaan.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo ka hadlayay Shir sanaddeedka xeer ilaalinta oo shalay lagu qabtay Muqdisho ayaa intaa raaciyay in ay Culimadu ka wacyi geliyaan halista uu musuqu leeyahay.<\/p>\n<p>\u201cCulimada Sooomaaliyeed waxa looga bahan yahay in ay bulshadda ka wacyi galiyaan dabarka Musuq maasuqa \u201c\u00a0 ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa dadka mas\u2019uuliyiinta ugu digay inay iska ilaaliyaan kuwa danaha gaarka ah leh ee doonaya inay xumaanta faraan kuna riixaan xaaraan iyo ku takrifal awoodeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul wasaaraha XFS, Xamse Cabdi Barre ayaa faray Culimaa\u2019udiinka Soomaaliyeed in ay doorkooda ka qaataan la dagaallanka musuq-maasuqa. Mudane, Xamse ayaa sheegay in dadka xilalka haya ay inta badan marin habaabiyaan dadka ehelka u ah, saaxiibbo iyo kuwo uu ku sheegay hantiilayaal, si aad iyaga ugu noqotid addoon ay ka samaystaan wixii ay rabaan. Ra\u2019iisul [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":478898,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-478893","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478893","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=478893"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478893\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":478902,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478893\/revisions\/478902"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/478898"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=478893"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=478893"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=478893"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}