{"id":478761,"date":"2023-02-20T09:21:14","date_gmt":"2023-02-20T09:21:14","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=478761"},"modified":"2023-02-20T10:02:36","modified_gmt":"2023-02-20T10:02:36","slug":"wasiirka-shaqada-iyo-arrimaha-bulshada-xfs-oo-furay-aqoon-iswaydaarsiga-dejiyeyaasha-siyaasadda-ilaalinta-bulshada-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-shaqada-iyo-arrimaha-bulshada-xfs-oo-furay-aqoon-iswaydaarsiga-dejiyeyaasha-siyaasadda-ilaalinta-bulshada-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo furay aqoon is waydaarsi la xiriira Siyaasadda Ilaalinta Bulshada Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Biixi Iimaan Cige ayaa si rasmi ah u furay aqoon-iswaydaarsiga dejiyeyaasha Siyaasadda Ilaalinta Bulshada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Daah furka aqoon-iswaydaarsiga ayaa waxaa goobjoog ahaa Xildhibaannada Labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka , Guddoomiyaasha guddiyada, Arrimaha Bulshada , Qorsheynta iyo Arrimaha Dibadda Labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ,Wasiirrada Wasaaradaha Arrimaha Bulshada ee Dawlad-gobolleedyada Dalka , wakiillada hay\u2019adaha Dawladda iyo ka qeyb galayaasha Aqoon-iswaydaarsiga.<\/p>\n<p>Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Biixi Iimaan Cige, ayaa sheegay siyaasadda Arrimaha Bulshada inay door xooggan ku leedahay qorshaha horumarinta Bulshada ee dalka, isagoo tilmaamay saddexdii sanno ee u dambeeyay in ka badan 1.3 milyan oo qof in taageerro dhaqaalo ay ka helayeen barnaamijka qaran ee Ilaalinta Bulshada (Baxnaano) , si loo xoojiyo siyaasadda Ilaalinta Bulshada.<\/p>\n<p>Waxa uu sidoo kale wasiirka caddeeyay muhiimada ay leedahay fahanka iyo mudnaansiinta, taa oo ah ujeeddada aqoon-iswaydaarsiga dejiyeyaasha Siyaasadda Ilaalinta Bulshada Soomaaliya oo ay maanta Muqdisho ka furtay Waaaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-478762 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/sh6666.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/sh6666.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/sh6666-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/sh6666-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/sh6666-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/sh6666-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/sh6666-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/sh6666-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/sh6666-1920x1281.jpg 1920w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/sh6666-630x420.jpg 630w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-478763 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/shaqada5555.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/shaqada5555.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/shaqada5555-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/shaqada5555-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/shaqada5555-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/shaqada5555-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/shaqada5555-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/shaqada5555-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/shaqada5555-1920x1281.jpg 1920w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/shaqada5555-630x420.jpg 630w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-478764 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/shaq111111111.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/shaq111111111.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/shaq111111111-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/shaq111111111-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/shaq111111111-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/shaq111111111-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/shaq111111111-696x464.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/shaq111111111-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/shaq111111111-1920x1281.jpg 1920w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/shaq111111111-630x420.jpg 630w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Biixi Iimaan Cige ayaa si rasmi ah u furay aqoon-iswaydaarsiga dejiyeyaasha Siyaasadda Ilaalinta Bulshada Soomaaliya. Daah furka aqoon-iswaydaarsiga ayaa waxaa goobjoog ahaa Xildhibaannada Labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka , Guddoomiyaasha guddiyada, Arrimaha Bulshada , Qorsheynta iyo Arrimaha Dibadda Labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ,Wasiirrada Wasaaradaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":478762,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-478761","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478761","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=478761"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478761\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":478776,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478761\/revisions\/478776"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/478762"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=478761"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=478761"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=478761"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}