{"id":478755,"date":"2023-02-20T08:52:54","date_gmt":"2023-02-20T08:52:54","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=478755"},"modified":"2023-02-20T08:59:37","modified_gmt":"2023-02-20T08:59:37","slug":"horjoogayaal-ka-tirsan-khawaarijta-oo-lagu-qabtay-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/horjoogayaal-ka-tirsan-khawaarijta-oo-lagu-qabtay-galmudug\/","title":{"rendered":"Horjoogayaal ka tirsan khawaarijta oo lagu qabtay Galmudug"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidamada xoogga dalka iyo daraawiishta Galmudug \u00a0ayaa gacanta ku dhigay horjoogihii maaliyadda ee khawaarijta \u00a0u qaabilsanaa gobolka mudug iyo horjoogihii dhanka tababarada u qaabilsanaa khawaarijta Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Howlgalka lagu qabatay xubnahaan khawaarijta ka tirsan ayaa ka dhacay inta u dhaxaysa deegaanada Xinlabi iyo Baraag-ciise ee koonfurta gobolka Mudug, Raggaan ayaa ka koobnaa laba horjooge iyo darawalkii gaariga ku waday.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Deegaanka Bajeela ee gobolka mudug Maxamed shuuke Abshir oo la hadlay Warbaahinta qaranka ayaa sheegay in howlgalka oo ahaa mid qorsheeysan gacanta lagu soo dhigay laba horjooge oo ka tirsan khawaarijta iyo darwal u waday gaariga,sidoo kale Guddoomiyaha ayaa xaqiijiyay in gaariga uu saarnaa rashiin ay khawaarijtu kasoo dhaceen dadka degaanka<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidamada xoogga dalka iyo daraawiishta Galmudug \u00a0ayaa gacanta ku dhigay horjoogihii maaliyadda ee khawaarijta \u00a0u qaabilsanaa gobolka mudug iyo horjoogihii dhanka tababarada u qaabilsanaa khawaarijta Al-Shabaab. Howlgalka lagu qabatay xubnahaan khawaarijta ka tirsan ayaa ka dhacay inta u dhaxaysa deegaanada Xinlabi iyo Baraag-ciise ee koonfurta gobolka Mudug, Raggaan ayaa ka koobnaa laba horjooge iyo darawalkii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":478757,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-478755","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478755","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=478755"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478755\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":478759,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478755\/revisions\/478759"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/478757"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=478755"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=478755"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=478755"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}