{"id":478671,"date":"2023-02-19T14:28:14","date_gmt":"2023-02-19T14:28:14","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=478671"},"modified":"2023-02-19T14:28:14","modified_gmt":"2023-02-19T14:28:14","slug":"wasiirka-dhalinyarrada-xfs-oo-booqasho-ku-tagey-xarruunta-safaaradda-soomaaliya-ee-dalka-serbia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-dhalinyarrada-xfs-oo-booqasho-ku-tagey-xarruunta-safaaradda-soomaaliya-ee-dalka-serbia\/","title":{"rendered":"Wasiirka Dhalinyarrada XFS oo booqasho ku tagey xarruunta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Serbia"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Barre Maxamuud ayaa maanta booqasho ku tagay safaaradda Soomaaliya ee Serbia, halkaas oo ay si diiran ugu soo dhoweeyeen danjiraha Soomaaliya u fadhiya Serbia iyo howlwadeenada Safaaradda.<\/p>\n<p>Amb.Maxamed Cabdullaahi safiirka Soomaaliya ee Serbia ayaa wasiirka warbixin ka siiyey howlaha muhiimka ah ee ay safaaraddu u heyso ummadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Wasiir Maxamed Barre ayaa safiirka iyo howlwadeenada safaaradda ku bogaadiyey shaqada mugga weyn leh ee\u00a0 safaaradu u heyso shacabka\u00a0 Soomaaliyeed iyo shaqada adag ee lagu dhisayo xiriirka iskaashi ee u dhexeeya labada dal.<\/p>\n<p>Booqashada wasiirka ayaa ka mid ah safar shaqo oo uu ku joogo dalka Serbia, halkaas oo uu kulamo kala duwan kula qaatay mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda Serbia<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Barre Maxamuud ayaa maanta booqasho ku tagay safaaradda Soomaaliya ee Serbia, halkaas oo ay si diiran ugu soo dhoweeyeen danjiraha Soomaaliya u fadhiya Serbia iyo howlwadeenada Safaaradda. Amb.Maxamed Cabdullaahi safiirka Soomaaliya ee Serbia ayaa wasiirka warbixin ka siiyey howlaha muhiimka ah ee ay safaaraddu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":478672,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-478671","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478671","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=478671"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478671\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":478673,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478671\/revisions\/478673"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/478672"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=478671"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=478671"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=478671"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}