{"id":478667,"date":"2023-02-19T14:16:18","date_gmt":"2023-02-19T14:16:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=478667"},"modified":"2023-02-19T14:16:18","modified_gmt":"2023-02-19T14:16:18","slug":"xildhibaannada-aqalka-sare-oo-maanta-ansixiyay-sharciga-korontada-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xildhibaannada-aqalka-sare-oo-maanta-ansixiyay-sharciga-korontada-qaranka\/","title":{"rendered":"Xildhibaannada Aqalka Sare oo maanta ansixiyay Sharciga korontada Qaranka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka Sare, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde) ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga labaad kulankiis 13-aad oo lagu meel mariyay Sharciga Korontada Qaranka.<\/p>\n<p>Ajandaha kulanka maanta oo ahaa akhrinta labaad ee Sharciga Korontada Qaranka, ayaa dood iyo aragtiyo kadib wuxuu guddoomiye Timacadde, go&#8217;aamiyay in sharciga la ansixiyo maadaama aysan jirin qaladaad sharci oo ay tilmaameen Sanatarradu islamarkaana ay ku qancaan sida ay uga soo shaqeeyeen sharciga Guddiga Khayraadka Qaranka Aqalka Sare.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa wadar ogol lagu ansixiyay Sharciga Korontada Qaran.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Jaamac Taqal Cabaas ayaa Sanatarrada Aqalka Sare uga mahad celiyay iyaga oo gudanaya waajibaadkooda Qaran sida ay u meel mariyeen sharciga Korontada Qanka oo muhiim u ah Dalka.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/332068280_720546866442470_8391931420592314110_n.jpg?_nc_cat=105&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=730e14&amp;_nc_ohc=W35zvOxDICEAX_4sX54&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;oh=00_AfDhOfvESdDILqms9qIY4WSpHbnksgI2RWrfu7ldXiutRw&amp;oe=63F77864\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 1 qof iyo suud\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/332274745_742925377361386_2122622879472804904_n.jpg?_nc_cat=106&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=730e14&amp;_nc_ohc=JN094TUsSqkAX-croWn&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;oh=00_AfB4e5VEOycqNiX3ZKUNr2pQTShotajJhR4n79OekLptLQ&amp;oe=63F7ADDC\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 7 qof, dad fadhiya, suud iyo gudaha\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/332126020_596483398561968_5320145080200277513_n.jpg?_nc_cat=103&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=730e14&amp;_nc_ohc=LYRG-qwDhkIAX8Mt_f7&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;oh=00_AfAqWU3SD7eVAorCQ9-RlVVPNcch1ldcPgzxA-gt8exptQ&amp;oe=63F7FD18\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 5 qof, dad fadhiya iyo gudaha\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/332081616_1668621770233414_1797104261491289450_n.jpg?_nc_cat=100&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=730e14&amp;_nc_ohc=TcmwR5Pz5R4AX_aBa9_&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;oh=00_AfAm4d2XwFBOKSQM6AIKNzVRxG_XidcsWulrK2lrfz5XlA&amp;oe=63F6E6E5\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 5 qof, dad taagan iyo marada madaxa\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka Sare, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde) ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga labaad kulankiis 13-aad oo lagu meel mariyay Sharciga Korontada Qaranka. Ajandaha kulanka maanta oo ahaa akhrinta labaad ee Sharciga Korontada Qaranka, ayaa dood iyo aragtiyo kadib wuxuu guddoomiye Timacadde, go&#8217;aamiyay in sharciga la ansixiyo maadaama aysan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":478669,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-478667","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478667","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=478667"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478667\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":478670,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478667\/revisions\/478670"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/478669"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=478667"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=478667"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=478667"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}