{"id":478645,"date":"2023-02-19T10:36:12","date_gmt":"2023-02-19T10:36:12","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=478645"},"modified":"2023-02-19T10:36:12","modified_gmt":"2023-02-19T10:36:12","slug":"israaiil-oo-tiro-dad-ah-ku-dilay-duqeymo-ay-ka-geysateen-dimishiq","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/israaiil-oo-tiro-dad-ah-ku-dilay-duqeymo-ay-ka-geysateen-dimishiq\/","title":{"rendered":"Israa\u2019iil oo tiro dad ah ku \u00a0dilay duqeymo ay ka geysateen Dimishiq"},"content":{"rendered":"<p>Ugu yaraan shan qof ayaa dhintay, 15 kalena waxaa soo gaaray dhaawacyo, kadib duqeymo ay diyaaradaha Israa\u2019iil ka geysteen caasimadda Suuriya ee Dimishiq, , sida ay ku warrantay warbaahinta dawladda Suuriya .<\/p>\n<p>Weerarradaan oo dhacay saaka \u00a0subaxnimadii ayaa lala beegsaday dhismo ku yaalla xaafadda Kafr Sousa ee badhtamaha magaalada Dimishiq,gaar ahaan dhismooyin ku dhow xarumo Iran ay ku leedahay halkasi, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Reuters, iyadoo soo xiganaysa goobjoogayaal.<\/p>\n<p>SANA ayaa ku warantay in shan qof la dilay, oo uu ku jiro askari, waxayna intaa raaciday in tiro badan oo \u00a0dhismooyin ah oo ay lahaayeen dad rayid ah loo geystay burbur.<\/p>\n<p>Muuqaalo ay faafisay warbaahinta dowladda ayaa muujinayay in dhismo ka kooban 10 dabaq uu si xun ugu burburay weerarka, kaasoo burburiyay dhismihii dabaqyada hoose.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan shan qof ayaa dhintay, 15 kalena waxaa soo gaaray dhaawacyo, kadib duqeymo ay diyaaradaha Israa\u2019iil ka geysteen caasimadda Suuriya ee Dimishiq, , sida ay ku warrantay warbaahinta dawladda Suuriya . Weerarradaan oo dhacay saaka \u00a0subaxnimadii ayaa lala beegsaday dhismo ku yaalla xaafadda Kafr Sousa ee badhtamaha magaalada Dimishiq,gaar ahaan dhismooyin ku dhow xarumo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":478646,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-478645","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478645","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=478645"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478645\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":478647,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478645\/revisions\/478647"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/478646"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=478645"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=478645"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=478645"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}