{"id":478562,"date":"2023-02-18T16:03:18","date_gmt":"2023-02-18T16:03:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=478562"},"modified":"2023-02-18T16:04:34","modified_gmt":"2023-02-18T16:04:34","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-iyo-raiisul-wasaaraha-itoobiya-oo-ka-wada-hadlay-ciribtirka-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-iyo-raiisul-wasaaraha-itoobiya-oo-ka-wada-hadlay-ciribtirka-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra&#8217;iisul wasaaraha Itoobiya oo ka wada hadlay ciribtirka Khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ra\u2019iisul wasaaraha dalka Ethopia mudane Abey Ahmed kulan-doceed ku yeeshay magaalada Addis-ababa.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra\u2019iisul wasaare Aby Ahmed ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal ee dhinacyada ammiga, dhaqaalaha iyo arrimaha gobolka.<\/p>\n<p>Sidoo kale, labada mas\u2019uul ayaa iska meel dhigay dardar galinta howlgalada lagu ciribtirayo Khawaarijta ee ka socda dalka.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/331769815_597882468852790_4800123941144676750_n.jpg?_nc_cat=110&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=veyfgIxI_HoAX_zbRYm&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;oh=00_AfBjgNr3BkhCYOMd2AbxFw0ByVS5-Md7fnZsUs89ihBTqQ&amp;oe=63F6051A\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 2 qof iyo dad taagan\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ra\u2019iisul wasaaraha dalka Ethopia mudane Abey Ahmed kulan-doceed ku yeeshay magaalada Addis-ababa. Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra\u2019iisul wasaare Aby Ahmed ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal ee dhinacyada ammiga, dhaqaalaha iyo arrimaha gobolka. Sidoo kale, labada mas\u2019uul ayaa iska meel dhigay dardar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":478563,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-478562","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478562","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=478562"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478562\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":478566,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478562\/revisions\/478566"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/478563"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=478562"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=478562"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=478562"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}