{"id":478559,"date":"2023-02-18T15:56:46","date_gmt":"2023-02-18T15:56:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=478559"},"modified":"2023-02-18T16:04:58","modified_gmt":"2023-02-18T16:04:58","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-kulan-la-yeeshay-dhigiisa-dalka-rwanda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-kulan-la-yeeshay-dhigiisa-dalka-rwanda\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay dhigiisa dalka Rwanda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa\u00a0 kulan-doceed barbar socda Shir-madaxeedka 36-aad ee Midowga Afrika, la qaatay dhiggiisa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Rwanda Mudane Paul Kagame.<\/p>\n<p>Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka u dhaxeeya labada dalka iyo sidii la iskaashi loo sameyn lahaa.<\/p>\n<p>Sidoo kale, labada Madaxweyne ayaa iska xog wareystay xaaladda Gobolka Geeska Afrika.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/331804039_732938118323801_4445882390702961799_n.jpg?_nc_cat=107&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=7Ywzoyf1-X0AX8MN3MO&amp;tn=L-QzJsK-mIxF5dXH&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;oh=00_AfAIE_BmH-7eO9KA3kjuZT8ydoVhPVABAqX-a0ka7SRMFQ&amp;oe=63F6A064\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 2 qof, dad taagan iyo suud\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/331902800_554512833300778_429100226215087224_n.jpg?_nc_cat=109&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=_jWGKhjkDOkAX8M5HBU&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;oh=00_AfA3G27oWp6pjePs_8aR36lPHS7BxdDX90a8AAgAYEZPEw&amp;oe=63F52D44\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 2 qof iyo dad fadhiya\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa\u00a0 kulan-doceed barbar socda Shir-madaxeedka 36-aad ee Midowga Afrika, la qaatay dhiggiisa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Rwanda Mudane Paul Kagame. Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka u dhaxeeya labada dalka iyo sidii la iskaashi loo sameyn lahaa. Sidoo kale, labada Madaxweyne ayaa iska xog wareystay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":478560,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-478559","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478559","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=478559"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478559\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":478567,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478559\/revisions\/478567"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/478560"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=478559"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=478559"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=478559"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}