{"id":478551,"date":"2023-02-18T14:49:38","date_gmt":"2023-02-18T14:49:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=478551"},"modified":"2023-02-18T14:55:58","modified_gmt":"2023-02-18T14:55:58","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-khudbad-ka-jeediyay-shirka-madaxda-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-khudbad-ka-jeediyay-shirka-madaxda-afrika\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay shirka Madaxda Afrika"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad ka jeediyey Meertada 36-aad ee Shirka Madaxda Afrika oo ka socda magaalada Adis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa khudbadiisa kaga hadlay guulaha laga gaaray dhinacyada amniga sida la dagaallanka Khawaarijta, arrimaha\u00a0 dhaqaalaha iyo arrimaha siyaasadda.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa tilmaamay in dowladda Soomaaliya ka go\u2019antahay la dagaalanka Khawaarijta, isla markaasna guulo muhiim ah laga gaaray.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweynanimadaydu waxay diiradda saari doontaa dhisidda jawi lagu heli karo horumar waari-og oo baahida dadka ku salaysan, annagoo ku billaabayna sidii aan nabadda uga ilaashan lahayn ururka argagigixisada caalamiga ah ee Al-Shabaab annaga oo la kaashanaynna dhammaan bahwadaagteenna caalamiga ah.<\/p>\n<p>Waxaan durbaba horumar wax-ku-ool ka sameynnay qorshaheenna cusub ee dhammaystiran ee aan argagixisada Al-Shabaab kula dagaallamayno &#8211; militari ahaan, dhaqaale ahaan iyo caqiido ahaan\u201d \u00a0ayuu yiri Madaxeynaha Jamhuuriyadda.<\/p>\n<p>Madaxweynaha oo sii hadlaya ayaa yiri \u201cHal-ku-dheggaygii doorashada ee guulaystay wuxuu ahaa \u201cSoomaali heshiis ah, dunidana heshiis la ah\u201d. Waxay tani caddayn u tahay sida dowladdaydu si firfircoon u baadigoobayso inay xoojiso dhammaan xiriirrada ay horey ula lahayd saaxiibbada caalamiga ah iyo sidii ay cilaaqaad hor leh ula samaysan lahayd kuwo kale si aan u xaqiijinno inaan dhammaanteen wadaagno horumarka iyo barwaaqada maanta caalamka ka jira&#8221;.<\/p>\n<p>Gunaanadkii, Madaxweynaha ayaa u mahad celiyay dhammaantiin soo dhowaynta diirran, isaga oo tilmaamay in ay iga go\u2019an tahay uu la shaqeeyo Midowga Afrika, dowladaha xubnaha ka ah iyo dhammaan bahwadaagteenna qaalliga ah si aan uga dhigno Soomaaliya, Afrika iyo adduunka meel nabdoon, horumarsan, barwaaqo u ah muwaadiniinteenna oo idil.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/332019912_950752916287543_1643006803278290368_n.jpg?_nc_cat=103&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=Af1cMqSIjkoAX_qdBmd&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;oh=00_AfBVOomOlnVyrn9-J1ehH7CYcD29ZRCB_GmvvFXFcu12KQ&amp;oe=63F58F5E\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 4 qof, dad fadhiya iyo qoraal odhanaya '02 SOMALIA'\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/332086696_729414135305417_2982722822805247307_n.jpg?_nc_cat=101&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=dRXKxuByeNkAX8kNF0I&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;oh=00_AfDCWva3lMytb14bJLr8oGCcAeznnlje8QhUQCi9V6SxrA&amp;oe=63F65F65\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 4 qof\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/332019937_613820197422921_4521595441549542596_n.jpg?_nc_cat=108&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=bQK4Efy1vpgAX89WjZ9&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;oh=00_AfBRLHrd9TVZ6h_RVULxo8SSdTo_n4kqmsXRAZAlPAnteg&amp;oe=63F5FE7C\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka hal qof ama dad badan, dad taagan, gudaha iyo qoraal odhanaya 'BURUNDI BENIN SOMALIA SI'\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/331926258_896731918419146_5830692516343931566_n.jpg?_nc_cat=100&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=ueLJGip6PDAAX_f0F2b&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;oh=00_AfComkGBTzrxK9mrWUClRidmfy3J7blB3OUD3vFPFrCEUA&amp;oe=63F58152\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 12 qof, dad taagan iyo suud\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/332042507_5854984514577833_1369385688231376863_n.jpg?_nc_cat=101&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=NMhdD7Q72f0AX9YBMc5&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;oh=00_AfB1KuxWgVV2OTYt66L0OmndOCSw949vpCzlFa2d0bm2_A&amp;oe=63F57393\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka 9 qof, dad taagan iyo qoraal odhanaya 'DELA NELSON'\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/332030714_953956776014376_4696098420435079406_n.jpg?_nc_cat=108&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=8bfeb9&amp;_nc_ohc=Yrg7CAjDOAkAX9EnnwK&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;oh=00_AfCZEYVrWZDEL86TOOPt4ZJkyK1VYj3Fp8mNcmjZb0034w&amp;oe=63F4E30F\" alt=\"Waxay noqon kartaa sawirka hal qof ama dad badan iyo gudaha\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad ka jeediyey Meertada 36-aad ee Shirka Madaxda Afrika oo ka socda magaalada Adis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya. Madaxweynaha ayaa khudbadiisa kaga hadlay guulaha laga gaaray dhinacyada amniga sida la dagaallanka Khawaarijta, arrimaha\u00a0 dhaqaalaha iyo arrimaha siyaasadda. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":478552,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-478551","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478551","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=478551"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478551\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":478558,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478551\/revisions\/478558"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/478552"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=478551"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=478551"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=478551"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}