{"id":478547,"date":"2023-02-18T12:50:19","date_gmt":"2023-02-18T12:50:19","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=478547"},"modified":"2023-02-18T13:56:45","modified_gmt":"2023-02-18T13:56:45","slug":"agaasimaha-hayadda-socdaalka-iyo-jinsiyadda-oo-golaha-shacabka-uga-mahad-celiyay-ansixinta-hindise-sharciyeedka-dhismaha-hsj","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/agaasimaha-hayadda-socdaalka-iyo-jinsiyadda-oo-golaha-shacabka-uga-mahad-celiyay-ansixinta-hindise-sharciyeedka-dhismaha-hsj\/","title":{"rendered":"Agaasimaha Hay&#8217;adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Golaha Shacabka uga mahad-celiyay ansixinta hindise sharciyeedka dhismaha HSJ"},"content":{"rendered":"<p>Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) ayaa uga mahadceliyay Mudanayaasha Golaha shacabka ansixinta Hindise-sharciyeedka dhismaha Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinisyadda.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan u mahadcelinaynaa Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliyeed oo maanta ansixiyay Hindise-sharciyeedka Dhismaha Hay&#8217;adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ) Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Sharciga HSJ wuxuu muhiimad gaar ah u Ieeyahay tayaynta Baasaboor-ka &amp; sare-uqaadidda aqoonsigiisa, horumarinta koontoroolka socdaalka xaduudaha, iyo ilaalinta xuquuqda shaqaalaha\u201d ayuu yiri Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda.<\/p>\n<p>Sidoo kale agaasimaha ayaa Golaha Aqalka Sare ka codsaday in ay meel mariyaan hindise Sharciyeedka ka soo gudbay Golaha Shacabka.<\/p>\n<p>\u201cGolaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamahuuriyadda Fader-aalka Soomaaliya waxaan ka codsaneynaa inay ansixiyaan sharcigaan maadaama uu ahmiyad adeeg bixin u Ieeyahay bulshada Soomaaliyeed dalka iyo dibadaba, isla markaana ay hay&#8217;adu waajibkeeda u gudato si hufan\u201d ayuu yiri Mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali Agaasimaha Guud<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) ayaa uga mahadceliyay Mudanayaasha Golaha shacabka ansixinta Hindise-sharciyeedka dhismaha Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinisyadda. \u201cWaxaan u mahadcelinaynaa Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliyeed oo maanta ansixiyay Hindise-sharciyeedka Dhismaha Hay&#8217;adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ) Soomaaliyeed. Sharciga HSJ wuxuu muhiimad gaar ah u Ieeyahay tayaynta Baasaboor-ka &amp; sare-uqaadidda aqoonsigiisa, horumarinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":478548,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-478547","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478547","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=478547"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478547\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":478549,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478547\/revisions\/478549"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/478548"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=478547"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=478547"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=478547"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}