{"id":478524,"date":"2023-02-18T10:53:22","date_gmt":"2023-02-18T10:53:22","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=478524"},"modified":"2023-02-18T10:53:22","modified_gmt":"2023-02-18T10:53:22","slug":"xildhibaanada-golaha-shacabka-oo-maanta-ansixiyay-labo-sharci-oo-muhiim-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xildhibaanada-golaha-shacabka-oo-maanta-ansixiyay-labo-sharci-oo-muhiim-ah\/","title":{"rendered":"Xildhibaanada golaha shacabka oo maanta ansixiyay labo sharci oo muhiim ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka JFS ayaa maanta ansixiyay hindise sharciyeedyada kala ah Hay&#8217;adda socdaalka iyo Jinsiyadda iyo &#8216;Nidaamka Maaliyadeed ee kheyraadka dhulka hoostiisa.<\/p>\n<p>Hindise sharciyeedka Hay&#8217;adda socdaalka iyo Jinsiyadda, waxaa ogolaatay 149-xildhibaan hal Xildhibaan ayaa ka aamusay Xildhibaan diidayna ma jiro, halka sharciga &#8216;Nidaamka Maaliyadeed ee kheyraadka dhulka hoostiisa ogolaatay 148-mudane, labo\u00a0 xildhibaan ayaa ka aamustay, xildhibaan diiday ma jiro.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee golaha shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow oo shir guddoominayay kulankii maanta ayaa xildhibaanada uga mahad-celiyay ansixinta labadan sharci oo muhiim u ah dalka iyo dadka Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka JFS ayaa maanta ansixiyay hindise sharciyeedyada kala ah Hay&#8217;adda socdaalka iyo Jinsiyadda iyo &#8216;Nidaamka Maaliyadeed ee kheyraadka dhulka hoostiisa. Hindise sharciyeedka Hay&#8217;adda socdaalka iyo Jinsiyadda, waxaa ogolaatay 149-xildhibaan hal Xildhibaan ayaa ka aamusay Xildhibaan diidayna ma jiro, halka sharciga &#8216;Nidaamka Maaliyadeed ee kheyraadka dhulka hoostiisa ogolaatay 148-mudane, labo\u00a0 xildhibaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":478525,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-478524","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478524","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=478524"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478524\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":478526,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478524\/revisions\/478526"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/478525"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=478524"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=478524"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=478524"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}