{"id":478514,"date":"2023-02-18T10:32:25","date_gmt":"2023-02-18T10:32:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=478514"},"modified":"2023-02-18T10:33:04","modified_gmt":"2023-02-18T10:33:04","slug":"golaha-shacabka-oo-ka-qeyb-qaadanaya-gurmadka-walaalaha-turkiga-ee-dhul-gariirka-saameeyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/golaha-shacabka-oo-ka-qeyb-qaadanaya-gurmadka-walaalaha-turkiga-ee-dhul-gariirka-saameeyay\/","title":{"rendered":"Golaha shacabka oo ka qeyb qaadanaya gurmadka walaalaha Turkiga ee dhul-gariirka saameeyay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda FederaalkA Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ayaa u codeeyay in mushaarka xildhibaanada ee Bishaan 20% looga qeyb qaato gurmadka walaalaha Turkiga ee dhul-gariirka saameeyay.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee golaha shacabka Xildhibaan Cabdullaahi Cumar Abshirow oo guddoominayay shirka ayaa sheegay in golaha shacabka BJF diyaar u yahay inuu ka qeyB qaato gurmadka loo fidinayo walaalaheenna Turkiga dhibaatadii ka soo gaartay dhul-gariirkii ku dhuftay, kaas oo galaaftay nolosha dad kor u dhaafaya 45,000, qof.<\/p>\n<p>Guddoomiye Abshirow ayaa xubnaha xildhibaanada uga mahad-celiyay tallaabada geesinimada leh ee ay qaadaan, taas oo looga jawaabayo dhibaatada dhul-gariirka ka dhalatay ee gaartay shacabka Turkiga.<\/p>\n<p>Maamulka gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqay in uu lacag dhan $250.000 (Laba boqol iyo Konton Kun oo Doollar) kaga qeyb qaadanayo Gurmadka dhibaatadii ka dhashay dhul-gariirkii ka dhacay dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda FederaalkA Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ayaa u codeeyay in mushaarka xildhibaanada ee Bishaan 20% looga qeyb qaato gurmadka walaalaha Turkiga ee dhul-gariirka saameeyay. Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee golaha shacabka Xildhibaan Cabdullaahi Cumar Abshirow oo guddoominayay shirka ayaa sheegay in golaha shacabka BJF diyaar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":478515,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-478514","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478514","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=478514"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478514\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":478518,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478514\/revisions\/478518"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/478515"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=478514"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=478514"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=478514"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}