{"id":478425,"date":"2023-02-17T13:59:17","date_gmt":"2023-02-17T13:59:17","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=478425"},"modified":"2023-02-17T14:05:30","modified_gmt":"2023-02-17T14:05:30","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-shacabka-soomaaliyeed-ugu-baaqay-in-ay-ka-qayb-qaatan-gurmadka-dadkii-musiibadu-ku-habsatay-ee-dalka-turkiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-shacabka-soomaaliyeed-ugu-baaqay-in-ay-ka-qayb-qaatan-gurmadka-dadkii-musiibadu-ku-habsatay-ee-dalka-turkiga\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka qayb qaataan gurmadka dadkii musiibadu ku habsatay ee dalka Turkiga"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho:-SONNA-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay Jamaacada Salaadda Jumcaha ku oogtay Masjidka Madaxtooyada ayaa ka hadlay dadaalka dowladda Fedreaalka iyo shacabka Soomaaliyeed ku doonayaan in ay ugu gurmadaan dadka waxyeeladu kasoo gaartay Dhul-gariirkii ka dhacay dalka Turkiga.<\/p>\n<p>Madaxweynaha oo xusay in dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay saarantahay mas\u2019uuliyad ka duwan tan dowladaha iyo shucuubaha kale ee dunida kaga aaddan mashaqada ayaa ka dalbaday qurba-joogta, ganacsatada iyo guud ahaan muwaadiniinta Soomaaliyeed in aysan u kala harin taakulaynta walaalaha muslimiinta ah ee musiibadu ku habsatay.<\/p>\n<p>Halkaan hoose ka daawo khudbad madaxweynaha Soomaaliya ee uga hadlay musiibadii ka dhacday dalka Turkiga iyo baaqa shacabka Soomaalyeed u ujeediyay.<\/p>\n<div style=\"width: 1170px;\" class=\"wp-video\"><!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('video');<\/script><![endif]-->\n<video class=\"wp-video-shortcode\" id=\"video-478425-1\" width=\"1170\" height=\"658\" preload=\"metadata\" controls=\"controls\"><source type=\"video\/mp4\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/331452034_566582318826540_8042299762286997248_n.mp4?_=1\" \/><a href=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/331452034_566582318826540_8042299762286997248_n.mp4\">https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/331452034_566582318826540_8042299762286997248_n.mp4<\/a><\/video><\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:-SONNA-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay Jamaacada Salaadda Jumcaha ku oogtay Masjidka Madaxtooyada ayaa ka hadlay dadaalka dowladda Fedreaalka iyo shacabka Soomaaliyeed ku doonayaan in ay ugu gurmadaan dadka waxyeeladu kasoo gaartay Dhul-gariirkii ka dhacay dalka Turkiga. Madaxweynaha oo xusay in dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay saarantahay mas\u2019uuliyad ka duwan tan dowladaha iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":478427,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-478425","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478425","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=478425"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478425\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":478442,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478425\/revisions\/478442"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/478427"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=478425"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=478425"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=478425"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}