{"id":478420,"date":"2023-02-17T12:49:07","date_gmt":"2023-02-17T12:49:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=478420"},"modified":"2023-02-17T12:49:07","modified_gmt":"2023-02-17T12:49:07","slug":"guddiga-gurmadka-soomaalida-ee-dhul-gariirkii-ka-dhacay-turkiga-oo-akoono-shaaciyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddiga-gurmadka-soomaalida-ee-dhul-gariirkii-ka-dhacay-turkiga-oo-akoono-shaaciyey\/","title":{"rendered":"Guddiga gurmadka Soomaalida ee dhul-gariirkii ka dhacay Turkiga oo Akoono shaaciyey"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):-Guddiga qaran ee gurmadka dhul-gariirkii dhawaan ku dhuftay dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga ayaa shaaciyey Akoonnada ay bulshada Soomaaliyeed uga qeyb qaada karaan gurmadka oo lacagaha ay ku soo diri karaan.<\/p>\n<p>Guddigaan oo ka kooban 11-xubnood ayaa waxaa dhawaan magacaabay Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre,\u00a0waxaana bilowday ololaha dhaqaale uruurinta oo Xukuumadda Soomaaliya ay ku bilowday hal Milyan oo Dollar.<\/p>\n<p>Ganacsatada Soomaaliyeed qaar ayaa sidoo kale xalay ku yaboohay ugu yaraan 3 Milyan oo Doollar, waxaana maanta Masaajidda magaalada Muqdisho ka sii socday ololahaan oo lagu wado inuu saacadaha soo socda ka bilowdo magaalooyinka waaweyn ee gobollada dalka.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka eeg Akoonada aad uga qeyb qaada karto taakuleyntaan<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-478421\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WhatsApp-Image-2023-02-17-at-04.12.44.jpeg-300x300.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WhatsApp-Image-2023-02-17-at-04.12.44.jpeg-300x300.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WhatsApp-Image-2023-02-17-at-04.12.44.jpeg-1024x1024.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WhatsApp-Image-2023-02-17-at-04.12.44.jpeg-150x150.jpg 150w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WhatsApp-Image-2023-02-17-at-04.12.44.jpeg-768x768.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WhatsApp-Image-2023-02-17-at-04.12.44.jpeg-696x696.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WhatsApp-Image-2023-02-17-at-04.12.44.jpeg-420x420.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/WhatsApp-Image-2023-02-17-at-04.12.44.jpeg.jpg 1067w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):-Guddiga qaran ee gurmadka dhul-gariirkii dhawaan ku dhuftay dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga ayaa shaaciyey Akoonnada ay bulshada Soomaaliyeed uga qeyb qaada karaan gurmadka oo lacagaha ay ku soo diri karaan. Guddigaan oo ka kooban 11-xubnood ayaa waxaa dhawaan magacaabay Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre,\u00a0waxaana bilowday ololaha dhaqaale uruurinta oo Xukuumadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":478421,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[84,94,7,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-478420","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ganacsiga","8":"category-gudaha","9":"category-siyaasadda","10":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478420","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=478420"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478420\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":478422,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478420\/revisions\/478422"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/478421"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=478420"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=478420"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=478420"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}