{"id":478401,"date":"2023-02-17T08:05:55","date_gmt":"2023-02-17T08:05:55","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=478401"},"modified":"2023-02-17T08:06:29","modified_gmt":"2023-02-17T08:06:29","slug":"ciidamada-mareykanka-oo-weerar-xagga-circa-ah-ku-dilay-maleeshiyaad-ka-tirsan-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-mareykanka-oo-weerar-xagga-circa-ah-ku-dilay-maleeshiyaad-ka-tirsan-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Ciidamada Mareykanka oo weerar xagga cirka ah ku \u00a0dilay maleeshiyaad ka tirsan khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Mareykanka ayaa duqeyn xagga cirka ah ku dilay Shan maleeshiyaad ah oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab kadib \u00a0howlgal ay ka fulyeen meel u dhow Bacaadweyne, Soomaaliya, oo qiyaastii 460 km waqooyi-galbeed kaga beegan caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.<\/p>\n<p>Sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay AFRICOM, Duqeynta ayaa lagu taageeray ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo dagaal kula jira maleeshiyada Al-Shabaab, sida uu Khamiistii shaaciyay Taliska Mareykanka ee Afrika.<\/p>\n<p>Sanadkan oo kaliya ciidamada Mareykanka ayaa shan duqeymo ka fuliyay Soomaaliya, waxaana 26-kii Jannaayo howlgal gaar ah ay ka fuliyeen gudaha dalka Soomaaliya, kaasoo lagu dilay hogaamiyihii Daacish Bilal-al-Sudani, sidaasi waxaa yiri Caleb Weiss oo ah khabiir ku xeel dheer arrimaha Jihaadka. Afrika iyo Bariga Dhexe.<\/p>\n<p>Waxaa Soomaaliya ka dhacay 15 weerar oo cirka ah 2022 iyo 11 duqeymo xagga cirka ah 2021, sida uu qoray wargeyska Long War Journal, oo ay soo saartay hay&#8217;adda difaaca ee Dimoqraadiyadda ee Washington, D.C.<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaa ku dhawaaqday in ay daacad u tahay al-Qaacida sanadkii 2012, waxaana ay mas\u2019uul ka tahay weerarkii Jan 5, 2020 lagu qaaday ciidamada Mareykanka ee ku sugnaa deegaanka Manda Bay, Kenya, kaas oo lagu dilay saddex American ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Mareykanka ayaa duqeyn xagga cirka ah ku dilay Shan maleeshiyaad ah oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab kadib \u00a0howlgal ay ka fulyeen meel u dhow Bacaadweyne, Soomaaliya, oo qiyaastii 460 km waqooyi-galbeed kaga beegan caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay AFRICOM, Duqeynta ayaa lagu taageeray ciidamada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":478402,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-478401","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478401","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=478401"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478401\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":478404,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478401\/revisions\/478404"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/478402"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=478401"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=478401"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=478401"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}