{"id":478393,"date":"2023-02-17T06:58:03","date_gmt":"2023-02-17T06:58:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=478393"},"modified":"2023-02-17T07:03:58","modified_gmt":"2023-02-17T07:03:58","slug":"wasiirka-dhallinyarada-iyo-ciyaaraha-xfs-oo-booqasho-howled-ku-jooga-serbiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-dhallinyarada-iyo-ciyaaraha-xfs-oo-booqasho-howled-ku-jooga-serbiya\/","title":{"rendered":"Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS oo booqasho howleed ku jooga Serbiya"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha\u00a0 Xukuumadda\u00a0 Federaalka\u00a0 Soomaaliya Mudane Xildhibaan Maxamed Barre Maxamuud ayaa gaaray Caasimadda Serbia ee Belgrade ,kadib casuumaad uu ka helay dhiggiisa Serbia\u00a0 Dr. Zoran Gaji\u0107.<\/p>\n<p>wasiirka iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha\u00a0 Caasimadda Belgrade, ku soo dhoweeyay Danjiraha Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya u fadhiga Belgrade Amb. Maxamed Cabdullaahi Axmed.<\/p>\n<p>Sida uu qorshuhu yahay Wasiirka ayaa la kulmi doona\u00a0 dhiggiisa Wasiirka Cayaaraha isagoo sidoo kale ka qayb-gelli doona\u00a0 xafladda xiritaanka horyaalka Caalamiga ah ee IMMAF World Championships.<\/p>\n<p>Wasiir Maxamed Barre ayaa inta uu joogo Belgrade lagu wadaa inuu kulamo la yeesho masuuliyiin kale oo dowladda Serbia ka tirsan, kuwaas oo uu kala hadli doono tababarka xirfadaha gacanta\u00a0 oo dalkaasi uu aad ugu horeeyo, si looga faa&#8217;iideeyo dhallinyarada Soomaaliyeed ee aan fursadda u hellin waxbarashada Nidaamiga ah.<\/p>\n<p>Wafdigaasi oo uu kamid ahaa la-taliyaha wasiirka Eng. Fahad Cali Xasan,waxaa lagu wadaa in booqasho shaqo oo laba cisho ah ku joogaan dalkaasi.<\/p>\n<p>Soomaaliya iyo Serbia oo lahaan jiray xiriir facweyn ayaa dib boorka uga jafay xiriirkoodii, iyadoo dowladda Soomaaliya ay dalkaasi ku leedahay safaarad kaalin muuqata ku leh xoojinta xiriirka labada dal.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha\u00a0 Xukuumadda\u00a0 Federaalka\u00a0 Soomaaliya Mudane Xildhibaan Maxamed Barre Maxamuud ayaa gaaray Caasimadda Serbia ee Belgrade ,kadib casuumaad uu ka helay dhiggiisa Serbia\u00a0 Dr. Zoran Gaji\u0107. wasiirka iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha\u00a0 Caasimadda Belgrade, ku soo dhoweeyay Danjiraha Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya u fadhiga Belgrade Amb. Maxamed Cabdullaahi Axmed. Sida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":478398,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-478393","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478393","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=478393"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478393\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":478399,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478393\/revisions\/478399"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/478398"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=478393"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=478393"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=478393"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}