{"id":478290,"date":"2023-02-16T08:01:49","date_gmt":"2023-02-16T08:01:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=478290"},"modified":"2023-02-16T14:46:23","modified_gmt":"2023-02-16T14:46:23","slug":"ciidamada-xoogga-dalka-oo-gacanta-ku-dhigay-deegaannada-iji-iyo-afcad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-xoogga-dalka-oo-gacanta-ku-dhigay-deegaannada-iji-iyo-afcad\/","title":{"rendered":"Ciidamada xoogga dalka oo gacanta ku dhigay deegaannada Iji iyo Afcad"},"content":{"rendered":"<p>Hiiraan:-SONNA-Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka ee gobolka Hiiraan ayaa\u00a0 wada howlgallo looga sifaynayo maleeshiyada khawaarijta ee ku dhumaalaysanaya deegaanno hoostag gobolka Hiiraan,ayaa saaka aroortii hore la wareegay deegaanada Iji iyo Afcad\u00a0oo u dhexeya degmooyinka Jalalasi iyo Bulo-barde oo ka wada tirsan gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Dhinaca kale dagaalka ayaa lagu qaarajiyay horjoogayaal ka tirsan maleeshiyadka Khawaarijta oo ku qaabilsana uruurinta iyo dhaca hantida dadweynahaayaa.<\/p>\n<p>Horjoogaha u qaabilsana uruurinta iyo dhaca hantida dadweynaha ayaa lagu magacbi jiray Salaad maacmac iyo Axmed Fiidshe oo isaguna ahaa Horjooge ayaa lagu dilay dagaalkii Iji ee degmada Jalalaqsi, Gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa dib u xoreynta deegaannada \u00a0ayaa waday maalmahaan howlgallo khawaarijta looga saaray goobaha ay ku dhumaalaysanayaan ee gobolada Hiiraan iyo Mudug.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hiiraan:-SONNA-Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka ee gobolka Hiiraan ayaa\u00a0 wada howlgallo looga sifaynayo maleeshiyada khawaarijta ee ku dhumaalaysanaya deegaanno hoostag gobolka Hiiraan,ayaa saaka aroortii hore la wareegay deegaanada Iji iyo Afcad\u00a0oo u dhexeya degmooyinka Jalalasi iyo Bulo-barde oo ka wada tirsan gobolka Hiiraan. Dhinaca kale dagaalka ayaa lagu qaarajiyay horjoogayaal ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":478292,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-478290","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478290","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=478290"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478290\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":478353,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478290\/revisions\/478353"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/478292"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=478290"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=478290"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=478290"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}