{"id":478239,"date":"2023-02-15T18:12:27","date_gmt":"2023-02-15T18:12:27","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=478239"},"modified":"2023-02-20T07:47:15","modified_gmt":"2023-02-20T07:47:15","slug":"%f0%9d%97%a5%f0%9d%97%ae%f0%9d%97%b6%f0%9d%97%b6%f0%9d%98%80%f0%9d%98%82%f0%9d%97%b9-%f0%9d%97%aa%f0%9d%97%ae%f0%9d%98%80%f0%9d%97%ae%f0%9d%97%ae%f0%9d%97%bf%f0%9d%97%b2-%f0%9d%97%ab%f0%9d%97%ae-3","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/%f0%9d%97%a5%f0%9d%97%ae%f0%9d%97%b6%f0%9d%97%b6%f0%9d%98%80%f0%9d%98%82%f0%9d%97%b9-%f0%9d%97%aa%f0%9d%97%ae%f0%9d%98%80%f0%9d%97%ae%f0%9d%97%ae%f0%9d%97%bf%f0%9d%97%b2-%f0%9d%97%ab%f0%9d%97%ae-3\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay Guddiga Qaran ee Gurmadka Dhul Gariirka dalka aan walaalaha nahay ee Turkiye"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-\u00a0 Ra&#8217;iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay Guddiga Qaran ee Gurmadka Dhul Gariirka dalka aan walaalaha nahay ee Turkiye oo ka shaqeyn doona sidii ay u muujin lahaayeen taageerada shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay la garab taagan yihiin walaalahooda Turkiga.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul Wasaare Xamse oo garoowsan sida Turkigu ay ugu soo gurmadeen shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed xilligii adkaa ayaa go&#8217;aamiyey in maanta aysan ka harin dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed garab istaagga caalamiga ee loo fidinayo dalka Turkiga oo ay ku habsatay musiibo ballaaran.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa markii uu la tashaday Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu xubnaha hoos ku xusan u magacaabay in ay isku xiraan, kana shaqeeyaan gurmadka Soomaaliya ay u direyso Turkiga.<\/p>\n<p>1. Wasiirka Caddaaladda iyo Dastuurka \u2014 Mudane Xasan Macallin Maxamuud<\/p>\n<p>2. Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib U Heshiisiinta \u2014 Mudane Axmed Macallin Fiqi<\/p>\n<p>3. Wasiirka Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare \u2014 Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir<\/p>\n<p>4. Sheekh Bashiir Axmed Salaad<\/p>\n<p>5. Sheekh Cabdulqaadir Soomow<\/p>\n<p>6. Suldaan Cabdiqani Qorane<\/p>\n<p>7. Cumar Xasan Maxamed<\/p>\n<p>8. Axmed Maxamuud Yuusuf<\/p>\n<p>9. Axmed Shirwac Maxamed<\/p>\n<p>10. Duniya Maxamed Cali<\/p>\n<p>11. Prof. Xuseen limaan<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):-\u00a0 Ra&#8217;iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay Guddiga Qaran ee Gurmadka Dhul Gariirka dalka aan walaalaha nahay ee Turkiye oo ka shaqeyn doona sidii ay u muujin lahaayeen taageerada shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay la garab taagan yihiin walaalahooda Turkiga. Ra&#8217;iisul Wasaare Xamse oo garoowsan sida Turkigu ay ugu soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":472846,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-478239","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478239","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=478239"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478239\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":478733,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/478239\/revisions\/478733"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/472846"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=478239"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=478239"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=478239"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}